Daawo: TV-ga codka Bariga Afrika oo hore xukuumadda Somaliland u xayirtay ayaa sheegay in Xayiraadii laga qaaday

Daawo:
TV-ga codka Bariga Afrika oo hore xukuumadda Somaliland u xayirtay ayaa sheegay in Xayiraadii laga qaaday kadib markii ay bixiyeen 10 kun oo dollar oo sida sheegeen sharcidarro ah.
Lacagtan ayaa lagu tilmaamay mid ganaax ah.

Advertisement

Ku Xayeysiiso