Guddida Ganacsatada iyo Culimada ee qaadhaan ururinta suuqa Waaheen ayaa maanta ku wareejiyey guddida heer qaran ee suuqa Waaheen lacag dhan $ 3.5 Milyan oo doolar

Guddida Ganacsatada iyo Culimada ee qaadhaan ururinta suuqa Waaheen ayaa maanta ku wareejiyey guddida heer qaran ee suuqa Waaheen lacag dhan $ 3.5 Milyan oo doolar,

lacagtaasi oo ah 45% percent-ka loogu talogalay in lagu caawiyo dadka guryahoodu ku gubteen masiibadii dabkii suuqa Waaheen baabiyey horaantii bisha April 2022.

Advertisement

Ku Xayeysiiso