“Ma habboona in gollahena laga dhigo mid cadow ku ah deegaano gaar ah

“Ma habboona in gollahena laga dhigo mid cadow ku ah deegaano gaar ah, waxa aynu nahay Xildhibaano dalka iyo dadka oo dhan loo dhaariyey. Gabiley iyo Berbera waxa ku nool dad Somalilanders ah ee kuma noola yuhuud inoo timid, deegaanka ay degan yihiin iyo kheyraadka dhex yaala inagu umaynaan doorin ee Alle ayaa u dooray haddii ay wax ku maqan yihiin si maangal ah aynu oga doodno haddii ay wax ka maqan yihiina si maangal ah aynu ugu doonno xeerarka la inaga filaya yeyna noqon kuwa xasarad iyo xumaan dhex dhiga bulshadda walaalaha ee Somaliland.”

Xildhibaan Barkhad Batuun doodda baarlamaanka ee xeerka kheyraadka.

Advertisement

Ku Xayeysiiso