Itoobiya waa iney waxa kaqabataa sidii loogaadh sidii lahaa gargaar bini’aadantinimo gobolka Tigray kaasoo wali aanuu u gaadhin sidii loo baahnaa,

Itoobiya waa iney waxa kaqabataa sidii loogaadh sidii lahaa gargaar bini’aadantinimo gobolka Tigray kaasoo wali aan u gaadhin sidii loo baahnaa,

halkaasoo malaayiin ay weli u baahan yihiin gargaar inkastoo horumar laga gaaray heshiis nabadeed, sarkaal Mareykan ah ayaa sidaas sheegay Khamiista.

Fallaagada Tigreega ayaa Arbacadii ku dhawaaqay in ay bilaabeen in ay waree jiyaan hub culus, taas oo qayb muhiim ah ka ahayd heshiiskii 2-dii Nofembar kaas oo si weyn u joojiyay dagaal arxan darro ah oo socday muddo laba sano ah kaas oo gobolka si weyn looga go’ay.

Advertisement

Ku Xayeysiiso