Guddoomiyeyaasha Wakiillada iyo Guurtida Somaliland ayaa kulan madaxtooyada kula leh madaxweyne Biixi

Guddoomiyeyaasha Wakiillada iyo Guurtida Somaliland ayaa kulan madaxtooyada kula leh madaxweyne Biixi.

Weli faahfaahin kulanka lagama helin balse waxa la hubaa in xaaladda Laascaanood ay kaga hadlayaan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso