“ Anagu waanu ogol nahay xabad joojin , kaliya waa in ciidanka Somaliland xeryahoodii lagu celiyaa , Dagaal culus baa socda dhimashada iyo dhaawacuna waa badan tahay ”
Afhayeenka Guddidii 33 aheyd ee beelaha Dhulbahante Caaqil Cabdirisaaq Falaalug ayaa sidaas u sheegay BBC-da