Wakaaladda Biyaha Hargeysa ayaa si rasmi ah uga mid noqotay ururka ay ku midoobeen Wakaaladaha Dawliga ah Isda uu sheegey mareyaa wakaalada biyaa Hargeysa maxamed cali daarood

Wakaaladda Biyaha Hargeysa ayaa si rasmi ah uga mid noqotay ururka ay ku midoobeen Wakaaladaha Dawliga ah ee biyaha ka shaqeeya ee lagu magacaabo Global Water Operators Partnerships Alliance ( GWOPA) , kaas oo xaruntiisu tahay magaalada Bonn , Germany. Ururkan waxaa mid ah boqolaal Wakaladood oo biyaha ka shaqeeya, kuna yaala Qaaradda Afrika , Asiya , Yurub , Waqooyiga America iyo Koonfurta America .

Advertisement

Ku Xayeysiiso