Wasiirka Waxbarashadda iyo Sayniska JSL Axmed Maxamed Diiriye Toorno ayaa xilkii ka qaadey Gudomiyihii Xafiiska Imtaxaanaadka Qaranka JSL Daa’uud Axmed Faarax.
Gudomiyahan ayaa mudddo dheer soo maamulayau Xafiiska Imtaxaanaadka Qaranka ee maanta xilkiisa laga qaadey.
Akhriso Waraaqda xilka Loogu Magacaabey Agaasimaha Cusub ee Xafiiska Imtaxaanaadka Qaranka Somaliland.