Banka dhexe oo la wareegay dhulka laga dhisi doono dhismaha cusub ee banka dhexe ee magaalada Hargeysa .
Wasiirka hawlaha guud ayaa si rasmiya u wareejiyay dhulkaas oo ku yaala waqooyiga wasaarada qorsheynta Somaliland .
Eng Cali Cabdilaahi Daahir Gudoomiyaha banka ayaa la wareegay dhulkaasi.