Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxman Saylici, Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Maanta Gaadhay Magaaladda Brussels Ee Wadanka Belgium.
Waxana Halkaasi Ku Soo Dhaweeyay Wakiilka Somaliland Ee Midawga Yurub Amp: Kaysar Cabdilaahi, Iyo Qaar kamida Jaaliyada Somaliland Ee Wadankaas ku dhaqan.