Xisbiga KULMIYE ayaa deeq lacageed oo dhan 10,000 $ dollar ku wareejiyay Ururka Midnimo .
Masuuliyiinta ka socday Xisbiga Kulmiye oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Kulmiye Mudane Jaamac Shabeel iyo Masuuliyiinta kala ah Xuseen Badmaax, Xuseen Jaamac, C/laahi Jaamac ayaa deeqdan wareejiyay .
Gudoomiye ku xigeenka ururka Midnimo Mustafe Maxamed ayaa Xisbiga Kulmiye uga mahad-naqay Deeqdaasi .
Deeqdan Lacageed ayaa Xisbigu kaga qeyb qaadanayaa Gurmadka dad-ka shubanku ku dhacay ee ku dhaqan Degmada Daroor .
Hoos Ka Daawo Muuqaalka Suldaan fiiqle .