Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa wariye Bushaaro Baanday ku xukuntay hal sanno oo xadhig.
Waxa xusid badan in ay iibsankarto xadhiga lagu xukumay.