Dr. Gaboose “Anigoo markhaati gashanaya umaddayda Reer Somaliland ee aan jecelahay waxaan marar hore oo badan u tanaasulay qarankayga iyadoo aan tirsnayaya Dulmi siyasadeed oo badan.

Dr. Gaboose “Anigoo markhaati gashanaya umaddayda Reer Somaliland ee aan jecelahay waxaan marar hore oo badan u tanaasulay qarankayga iyadoo aan tirsnayaya Dulmi siyasadeed oo badan.Dr. Gaboose “Anigoo markhaati gashanaya umaddayda Reer Somaliland ee aan jecelahay waxaan marar hore oo badan u tanaasulay qarankayga iyadoo aan tirsnayaya Dulmi siyasadeed oo badan.

 

Ahmiyada ugu wayn waxaan u arkaa mar walba in danta Ummadaydu ay ka mudan tahay tayda gaarka ah, walow go’aano qadhaadh ay ku ahaayen naftayda iyi intii ila aragti ahaydba, tacab iyo dhaqaale badanina naga galay in aanu soo gaadhno Halkaan.

 

Hadana tashi badan oo Ururkayagu yeeshay waxaanu aqbalnay go’aankii guddiga Odayaasha ahi soo jeediyeen oo macnaheedu tahay inaanu ka tanaasulnay Xuquuq siyasadeed oo Dastuurku noo damanad qaaday.”

 

Dr. Gaboose Gudoomiyaha Ururka Barwaaqo.

Advertisement

Ku Xayeysiiso