Guddida Iswaafajinta Xeerarka Doorashooyinka ee Golaha Wakiilada JSL ayaa fadhiyadoodii 9aad, 10aad iyo 11aad oo maanta ka qabsoomay xaruunta golaha wakiilada waxa ay kulamo gaar gaar ah la qaateen

Guddida Iswaafajinta Xeerarka Doorashooyinka ee Golaha Wakiilada JSL ayaa fadhiyadoodii 9aad, 10aad iyo 11aad oo maanta ka qabsoomay xaruunta golaha wakiilada waxa ay kulamo gaar gaar ah la qaateen

– [x] Kulankii 9aad:- Cabdilaahi Jawaan oo ahaa gudoomiye ku xigeenkii koowaad ee komishanka doorashooyinka qaranka
– [x] Xasan Macalin oo isna ahaa afhayeenkii hore gudida diiwaangalinta ururada siyaasada

– [x] Kulankii 10aad:- Qaar kamida Urruradii Siyaasada ee aan aqbalin go,aamadii odayaasha dhaqanka ee Habar-jeclo kuwaa oo kala ahaa 1.horseed 2.ogaal 3.shacabka 4.waabari

– [x] Iyo sidoo kale kulankii 11aad:-oo ay gudiddu la qaateeen Ururada bulshada oo kala ah:-

1. Anwar Cabdiraxman warsame SONSAF Chairperson

2. Abdirahman cisman gaas NAFIS Executive director

3. Axmed xasan Muxumed
SONYO Chairman

4. Mukhtar Dahir Jibril SOLLA Deputy/chairman

5. Nafisa maxamuud shirwac SOWLA BOD member

6. Yasmin Axmed Yusuf WIJA Chairwomen

7. Yusuf maxamuud xuseen ADAM ACADAMY Executive Director

8. Cabdilahi Xasan Maxamuud HAVOYOCO Executive Director

9. Khadar Xuseen Daahir SNDF Executive Director

10. Xamse Ibrahim Cisman SONSAF Executive Director

11.Nimco maxamed Cali SONYO Acting ( E.D)

12. Maxamed Siciid Xirsi SONSAF BOD member

13. Mustafe Cabdilahi Maxamed SONSAF BOD member

14. Cabdirisaaq Maxamed NAGAAD NAGAAD

15. Kaltun Maxamed qaasim NAGAAD Secretery of BOD

16. Maxamuud Maxamed Ducaale TAAKULO Executive Director

17. Khadra Cumar Maxamed NAFIS NETWORK Chairwoman

18. Sakariye Axmed Muxumed SOLJA Chairman

Kulamadan oo saacado badan socday isla markaasina uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Gudidaasi Cabdinaasir Yuusuf Cismaan Qodax kana soo qayb galeen dhamaan Xubnaha gudidaasi ayaa waxa ay dhamaantood daaranaayee gorfaynta waxyaabaha u baahan in lagu darro xeerarka Doorashooyinka Dalka.

Advertisement

Ku Xayeysiiso