Gudida beelaha Garxajis, Suldaanka Guud ee Somaliland iyo qaar kamida xildhibaanada deegaankaasi ayaa Xabad joojin aan shuruud lahayn

Gudida beelaha Garxajis, Suldaanka Guud ee Somaliland iyo qaar kamida xildhibaanada deegaankaasi ayaa Xabad joojin aan shuruud lahayn ugu baaqay beelaha ku dagaamaya Gobolka Sanaag.

Waxa sidoo kale ay ku baaqeen in la joojiyo ciidan urursiga socda iyo beelahaasi ay nabadooda ilaashadaan.

Advertisement

Ku Xayeysiiso