Dawlada Jabuuti ayaa shaacisay inay diyaar u tahay in Itoobiya ay siiso Dekkad ay maamulato 100% Wasiirka Arrimaha dibada Jabuuti Dr. Maxamed Cali Yuusuf ayaa yidhi

Dawlada Jabuuti ayaa shaacisay inay diyaar u tahay in Itoobiya ay siiso Dekkad ay maamulato 100% Wasiirka Arrimaha dibada Jabuuti Dr. Maxamed Cali Yuusuf ayaa yidhi,

 

“Waxaanu diyaar u nahay inaanu Itoobiya siino Dekkad ay iyadu maamulato 100% .

 

Waana dekkada Tojora oo 62 Mile u jirta xadka Itoobiya si xal loogu helo khilaafka Soomaliya iyo Itoobiya.”

Advertisement

Ku Xayeysiiso