Deg Deg. Dr. Gaboose oo wareejinaya Gudoomiyanimada Ururkiisa kuna wareejinaya Siyaasi Reer Awdal ah.

Deg Deg. Dr. Gaboose oo wareejinaya Gudoomiyanimada Ururkiisa kuna wareejinaya Siyaasi Reer Awdal ah.

 

Gudoomiyaha Ururka Barwaaqo Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa shirweyne aan caadi ahayn iskugu yeedhay Ururkiisa.

 

Shirwaynahaas oo Boorama ka dhacaya ayay Ii xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah in Dr. Gaboose go’aansaday in Reer Awdal ka dhex muuqdan Ururada siyaasada ee Xisbinimada u tartamaaya madaama Ururkii keliya ee lahaayen Reer Awdal ee Hilaac uu dacwad galay Taas badalkeedana shakhsi reer Awdal ahi la wareego gudoomiyanimada Ururka Barwaaqo si uu Xisbinimo ugu tartamo.

Advertisement

Ku Xayeysiiso