Xog-haye ku Xigeenka Arrimaha Gudaha Cabdale Maxamed Faarax Jirde ayaa Maanta iska Cassilay Xiilkii uu ka hayay Xisbiga WADDANI .
Xog-haye ku xigeenka waxaa uu sheegay in Xisbigu Koox u afduubanyahay, isla markaana aanay suurtagal ahayn in aan ku sii jiro .
Ugu danbeen wxuu sheegay in dhaliilaha ka jira Xisbiga WADDANI, ayaa dhawaan so ifbixi doonaaan .