Blog Archives

“Haddaanu awal Toltaynay maro kale, maanta taayada ayaanu tolaynaa oo ma Yeelayo Inaanu..”

Maanta Dantii Guud Ee Arab baanu u tafaxaydanay oo Haddaanu awal Toltolaynay maro kale, maanta taayada ayaanu tolaynaa oo ma Yeelayo Inuu Siyaasadda

“Dhawaan Markii uu Boorama dhibku ka dhacay  waxa la faafiyay war aan jirin oo ah in….”  Waraysi Duqa Cusub Ee Boorama

“waxa dadka xumaan ku abuuraysa marka qof aan waxba ogayni uu beenta uu sheegayo  caalamka wada gaadhsiiyo“ “Dhawaan Markii uu Boorama dhibku ka

Xisaabiyaha Baanka Laascaannood oo Olole Adduun badani ku baxay Ku Hungureeyey Xilka Badhasaabka Sool

Olole Lacag Badani Ku Baxday oo La weriyey in Xisaabiyaha Baanka Laascaannood ugu jiro Xilka Badhasaabka Sool. Laascaanood (Togaherer) Wararka ka imanaya magaalo

Maxay Ahaayeen Hadalladii Barkhad Batuun Ee Ka Xanaajiyey Sh. Cali C Guuleed & sh. C. C. Jawhar

Maxay Ahaayeen Hadalladii Barkhad Batuun Ee Ka Xanaajiyey Sh. Cali C Guuleed & sh. C. C. Jawhar

Maxaa Kala Qabsaday Muuse Biixi oo Mucaarid Xagjira Ahiyo A. A. Wayab?+weriye hore oo haatan xildhibaan ah

2006: Maxaa Kala Qabsaday Muuse Biixi iyo A. A. Wayab?+weriye hore oo haatan xildhibaan ah

Waxaan ka Fekeray Iyamaa Kuu Roon Inaad Xayawaan Bedbaadiso & Inaad bani aadam badbaadiso?”

“Waxaan ka Fekeray Iyamaa Kuu Roon Inaad Xayawaan Bedbaadiso & Inaad bani aadam badbaadiso?” Maxaa Sh. Maxamed sh. Ismaaciil ku kellifay inuu takhasuskii

Xoghayaha fulinta ee Degmada Laascaanood oo Ka hadlay shirka nabada ee ugaadhyahan

Xoghayaha fulinta ee Degmada Laascaanood oo Ka hadlay shirka nabada ee ugaadhyahan Xudun (Togaherer) Xoghayahafulinta ee dawladda hoose ee degmada laascaanood Md. Cabdiraxmaan

“Isbedelka RH ka Muuqda Waxa Sababay Duruufihii lagala soo dabaashay” -Muuqaal 1992kii laga duubay radio Hargeysa oo hawada ku jirta

“Isbedelka Maanta RH ka Muuqda Waxa Sababay Duruufihii loo dhabar adaygay ee ay  1992kii idaacaddu Ku shaqaynaysay” Muuqaal 1992kii laga duubay Idaacadda radio

Taliyaha Bileyska oo Magaciisii Iska Bedelay, mid cusubna La Baxay+ kaftan dhexmaray isaga & reer Hargeysa

Waraysi dhexmaray taliyaha Bileyska iyo dadweynaha suuqa waaheen Dabagale: “Taliyihii Kusoo maray wejuguusa miyaad garanaysaa?. Gabadh: Mayee Wejigiisa ma garanayee magaciisa ayuun baan

Farriin uu Amiirka Alshabaab kusoo beegay Ciidda oo u hanjabtay ergada doorashada

Farriin uu Amiirka Alshabaab kusoo beegay Ciidda oo u hanjabtay ergada doorashad Hoggaamiyaha ururka Al-Shabaab ayaa u gooddiyay ergada doorashooyinka ee Soomaaliya ee