Blog Archives

Mas’uul Dawladdii Siilaanyo Wasiir Ka Ahaa  Oo Sax Ku Tilmaamay Tallaabadii Uu Madaxweynuhu  Kusoo Xero-galiyey Adeegyadii  Ay  Bixisay Xukuumaddii Uu  Ka Tirsanaa

“Cida [Musuqa Loo Haystaa] waa Wasiirro Gaar Ah Oo ka mid ahaa Golihii  Wasiirradayada, aniguna Arrin Aan Wax Ka Ogahay Ma Jiro” Hargeysa

“Garaadka Hogaamiyaha Waxa Lagu Gartaa Dadka Uu Isku Xeero, Iyaga Ayaana Taariikhdiisa Qora” – Kamaal Marjaan

Niccollo Machiavelli oo ahaa qoraa iyo faylasuuf loogu yeedho aabihii cilmiga siyaasadda ee casriga ah ayaa laga hayaa, “Habka ugu horreeya ee lagu

Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya Oo Ku Dhawaaqay Inuu Aasaasayo Ciidamo Xirfad Leh Oo Ka Madax Bannaan Siyaasadda

  Addis Ababa(Togaherer)- Ra’iisul-wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa shalay sheegay inuu dhisayo ciidammo xirfad leh oo aan dhex gelin siyaasadda dalkaasi. Ra’iisul-wasaare Abiy

Xukuumadda Iyo Saxaafadda Somaliland Oo Iska Kaashanaya Sidii Loo Dersi  Lahaa Tayaynta Degellada Wararka+SAWIRRO

  Ururka Suxufiyiinta   Ee SOLJa Oo soo Agaasimay Kulan-hawleed Lagu Dersayay Tayaynta   Degellada Wararka Somaliland Hargeysa (Togaherer)- Kulan lagu naaqishayey tayaynta iyo qaabka

DAAWO SAWIRRADA+AKHRI: Maareeyahay Dekedaha JSK Oo Ka Warramay Turun-turooyin uu kala Kulmay Keenista TAAG Casri ah Iyo Ku Qorista Magaca Somaliland

Maareeyaha Marsooyinka Somaliland Oo Ka Warbixiyey TAAG Casri Ah Oo Xukuumadda Madaxweyne Biixi Keentay Dekedda Berbera Waxa Uu  Ka Warramay Turun-turooyin uu kala

“Waar Bakhtiyimaysaanoo [Annaguba] Suuqa Waanu Joognaaye [Idinkuna] Iska Soo Gala Oo Dadkan Sidii Aad Uga Hor Dhaqaaqi Lahaydeen Ka Taliya!”

“Waar Bakhtiyimaysaanoo [Annaguba] Suuqa Waanu Joognaaye [Idinkuna] Iska Soo Gala Oo Dadkan Aad Maant Xoolahoodii U Soo Dhigateen Sidii Aad Uga Hor Dhaqaaqi

Wasiirka Warfaafinta Gacantiisa Ku Dumiyey Dabakaayo Ay Hooyo Danyar Ahi Ku Haysatay Xayndaabka Wasaaradda

Mr guri barwaaqo oo ka dumiyey hooyo xaliimo digaale meherad yar oo ay ku lahayd xayn daabka wasarada sababo la xidhiidha cunfi uu

Warbixin  U Hiilisay Komishanka Oo Shalay Soo Bandhigtay Olole  Khalkhaliyey Doorashooyin Sanadkan 18 Dal Ka Dhacay 

Warbixin  U Hiilisay Komishanka Oo Shalay Soo Bandhigtay Olole  Khalkhaliyey Doorashooyin Sanadkan 18 Dal Ka Dhacay Warbixintan Oo Shalay Soo Baxday Waxay Xoojisay

Marwada Madaxweyne Siilaanyo Oo Markii U Horreysay Wax Laga Weydiiyey Musuq & Faro-gelin Lagu Eedeeyo Inay Uga Faa’iidaysato Awooddaha Dawliga ah Ee Qaranka

   Akhri: Jawaabo Ay Ka Bixisay Su’aallo Xamaasad Huwan Oo  Ku Saabsan   Eedaha Loo Jeediyo ee la Xidhiidha Musuq iyo faro-gelinta Dawladda “Anigu

VIDEO: SOMALILAND: Maayar-ku-xigeen Farriin Qaylo-dhaan Ah Kasoo Diray Xabsi uu Muddo Toddoba Cisho Ah Ku Jiro+AKHRI Sababta Xadhigiisa:

“Golayaasha Khilaaf Wuu Dhex Maraa Qaladaadkuna Wuu Dhacaa  Laakiin Wallaahi  Sababta Intaas Le’eg Ee Xadhigayagu Wax La Arki Jirayna Maaha”     “Anigu