Blog Archives

KA BOGO: “HIJRO, Waa Marka Dhulka Gaalada Laga Tago Ee Muslimiinta Loo Tago, Laakiin Maanta Maxaa Ka Jira Dunida Muslimka..”? Sheekh Aadan-Siiro

“HIJRO, Waa Marka Dhulka Gaalada Laga Tago Ee  Muslimiinta Loo Tago, Laakiin Maanta Maxaa Ka Jira Dunida Muslimka..”? Sheekh Aadan-Siiro   Hargeysa (Togaherer)

Gudaha ka akhri: Milicsiga Jawigii Afar Sanno Markii Uu Xil. Siciid Cilmi Rooble U Digo-rogtay Xisbiga WADDANI & Nuxurka Weedhihii Uu Yidhi Dharaartaas

Akhri: Khudbad uu Dabayaaqadii 2014-kii Ka Jeediyey Xafladdii WADDANI ku Qaabilay Iyo Hadalkii Uu Shalay ku macasalaameeyey “Anigu Xisbiga KULMIYE Ayaan Kasoo Baxay,

Siyaasiga Cabdillaahi Cirro Oo sheegay In Xukuumaddu Si Kale U Macnaysay Hadal Uu Hore U Yidhi Oo Khuseeya Shakhsiyaad Somaliland Ku sugan

Siyaasiga Cabdillaahi Cirro Oo sheegay In Xukuumaddu Si Kale U Macnaysay Hadal Uu Hore U Yidhi Oo Khuseeya Shakhsiyaad  Somaliland Ku sugan

Komishanka Maamul-Wanaaga Oo Durba Fuliyey Wareegtadii Saylici, Kana Warramay 10 Wasaaraddood Oo ay Baadheen

    Akhri Macluumaadka baadhitaanno komishanka Maamul-wanaaggu   fuliyay  iyo Guddoomiyaha hay’addaas oo farta ku fiiqay musuqa ugu xun ee qaranku ka kici l’yahay

Ujeedada Safar Uu Wasiir Ka Socda Jabbuuti Ku Imanayo  Somaliland Iyo Xukuumadda Oo Ka War-bixisay Qaban-qaabada Soo-dhawayntiisa

  “Soomaaliya waxaannu ka rabnaa inay tidhaahdo ‘Somaliland waa dal xora madaxbannaan’  marka ereygaas laga helo ayaa xidhiidhku furmi doonaa”….. “Waxaa   noo qorsheysay

Cilmi-baadhis Sheegtay In Hidde-sideyaashu ay  Go’aamiyaan In Kaneecadu Ay Kala Doorato Qofka Ay Qaniinayso Iyo Ka Aanay Taabanayn

    Cilmi-baadhayaal u dhashay dalka Maraykanka, ayaa sheegay in hidde-sidayaashu ay door muhiim ah ka ciyaaraan amma go’aamiyaan sida qofku u soo

Saluuga Laga Qabo Saami-qaybsiga Xilalka Xisbiga WADDANI Oo Sababay In Siyaasiyiin Badani Istiqaallada Dhiibaan+ Siyaasi Miisaan Oo Is Casilay

“Waxaan shaacinayaa inaan Waddani ka baxay aniga oo saluugay 36 Xoghaye Oo Uu Cirro magacaabay, oo 3 kaliya Uu Ka siiyay gobolka……”  

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Cafis Xukuumaddu Fidisay Iyo wareegtooyin Uu Ku Simaha Madaxweynuhu Soo Saaray

Guddoomiyaha Ahna Murashaxa UCID Oo Ka Hadlay Cafis Xukuumaddu Fidisay Iyo wareegtooyin Uu Ku Simaha Madaxweynuhu Soo Saaray  “Anigu waxaan Leeyahay Dadka reer

DAAWO SAWIRRADA+AKHRI: Magaallo-Xuduudeedda LAWYO-CADDO Oo Markii U Horreysay Yeellatay Maxakamad U Garnaqda+Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Dhismaheeda Dhagax-Dhigay  

17 magaalo oo 18-kii Bilood Ee U Dembeeyey   maxkamado cusub Laga Dhisay Iyo Guddoomiyaha Maxakamadda Sare Ee Somaliland Oo Ka Warramay   “Waxa

DAAWO: Taliyaha Guud Ee Ciidammada Bilayska Somaliland Muxuu Ka Yidhi Shakhsiyaadka Gacanta Lagu dhigay Ee Lagu Eedeeyeey Inay Halis Ku Yihiin Amniga

DAAWO Sarreeye Guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan Iyo  Saraakiisha Kale Ee Taliska Booliska oo Ka War Bixiyey Hawlgalkan Lagu Qabtay Shakhsiyaadkan iyo Tiradooda+Eedaha Ay