Blog Archives

Gaadiidka Jaadka Keena Somaliland Oo Qaarkood La Jajabiyey Iyo Mudaharaad Oromaddu Samaysay Oo Shalay Ku Ekaa+SAWIRRO iyo Warbixin

  Wajaale, (Togaherer)  – Sadexdii cisho ee u dambeeyey waxa magaaladda Hargeysa laga dareemayey qaad yaraan, isla markaana gaadiidkii qaadka siday ayaa si

“Raggii U Soo joogay Khilaafkii Golaha Wakiillada ee 1993-kii Ayaa Ka Taliyey Xalinta Khilaafka Golahan ee la soo af jaray” Axmed Yuusuf Yaasiin

  “Raggii U Soo joogay Khilaafkii Golaha Wakiillada ee 1993-kii Ayaa Ka Taliyey Xalinta Khilaafka Golahan ee la soo af jaray” Axmed Yuusuf

Weli Ma Is Weydiisay Haddii Diyaaradda Oo Hawada Ku Jirta Uu Albaabku Furmo?

    Washington (Togaherer)- Qof kasta oo diyaarad raacay waxa uu sida caadiga ah arkaa shaqaalaha diyaaradda oo inta aanay si rasmi ah

Telefishanka BBC Somali Oo Warbixin Ka Sameeyey Waayihii Fanneed Ee Hobolladda Caanka ah Ee Khadra Daahir

    Halkan Ka Daawo waraysi uu Telefishankani Ka Qaaday Khadra Daahir Cige+ Xogwarran ku saabsan masraxeedii Fanka  

“Hadaad Arki Jirteen ‘Airhostess’ Jajaban Oo Dhoolacadaynaya Immika Waxa Soo Baxay Kuwa Caruurta Iyo Waayeelka Laad Kaga Soo Rogaya Diyaarada”

Wasiir Cali Marreexaan oo Ka Gilgishay Habdhaqan ay Shirkadda Fly Dubai Kula Kacday hooyo reer Somaliland Ah Oo shalay Laga Reebay Duulimaadkii   Diyaaraddaas

Kulan Qeyb Ka Ah U Diyaar-garawga Doorashada Oo Agaasimaha Komishanka AIDS-ku La Qaatay Haweenka KULMIYE Ee Deegaankiisa+SAWIRRO

  Hargeysa(Hubaal):-Agaasimaha fulinta ee komishanka xakamaynta iyo la dagaalanka aafada AIDS-ka Somaliland md. Naasir Ayjeex Jaamac ayaa kulan la yeeshay haween ka tirsan

“Waa Nasiib Darro In Maayarku U Badheedho Kicin Dadweyne Oo Uu Iska Horkeeno Madaxdii Qaranka & Shacabkii Gobolka”

    Badhasaabka Awdal oo iska Difaacay eedaymo uga yimi Maayerka iyo Mudanayaal Golaha Deegaanka Boorama ka tirsan     Hargaysa (Hubaa/AFTnews):- Badhasaabka

Aadan-Siiro Oo Sheegay In Masuuliyiin Dawladda Ahi Ku Lug-Leeyihiin Shabakadaha Ku Shaqaysta Tahriibinta Dhallinyarada Somaliland

    Sheekh Aadan-Siiro Oo Ka Warramay Fadliga Ku Jira Tobanka Hore Ee Bisha DUL-XAJ   Hargeysa (Hubaal)-  Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray

Wax Akhris La’aantu Dhibta Ay Inna Badday Ayaa Kelliftay In Qummanida Diyaaradda Iyo Qaladka Gabadha Kala Saari Wayno!

FLYDUBAI IYO GABADHA ILMAHA WADATAY: Wax Akhris La’aantu Dhibta Ay Inna Badday Ayaa Kelliftay In Qummanida Diyaaradda Iyo Qaladka Gabadha Kala Saari Wayno!

“Muuse Biixi Kuwa Uu Marka Hore Isagu Wax Ka Dhigo Ayuun Baa Marka Dembe Halaqyo Iyo Dib-qalloocyo Isaga Loo Adeegsado Ku Noqon Jiray….”

Cali-Gurey Oo Daliil U Sameeyey Sababta Axmed Jaambiir Suldaan Dib Ugu Soo Celisay Siyaasadda Iyo Isu -Midab-ekaanshaha Dhacdooyin Muuse Biixi Kaalin Ku Lahaa