Blog Archives

Guddida Qaban-qaabada Shirweynaha Afraad ee Xisbiga KULMIYE oo Arrimo Muhiim ah La Wadaagay Ergooyinka

Hargeysa:23/09/2020 (THN)-Xubnaha guddida qaban-qaabada shirweynaha Afraad ee xisbiga KULMIYE, ayaa ka hadlay halka ay u marayaan hawlaha qaban-qaabada ee shirweynaha, waxana ay farriimo

Madaxweynaha Somailand Oo Kulan la qaatay Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Madaxweynaha Somailand Oo Kulan la qaatay Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada kulan

Sacuudiga oo sheegay in dib loo billaabayo gudashada cimrada

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday in ay ogolaaneyso gudashada Cimrada iyo gelitaanka Masjidka Nabiga laga billaabo 4-ta October 2020. Bayaan kasoo baxay

Golaha Shacabka oo maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya

Xubnaha Golaha Baarlamaanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo

Wasaaradda Isgaadhsiinta oo soo Kulan ku soo Bandhigtay Mareeg ay u sameysay Macluumaadka Dawladda Somaliland

Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda ayaa kulan u qabatay qaar ka mid ah agaasimayaasha guud ee wasaaradaha iyo Hay’adaha Dawladda kulankaas oo lagaga hadlayay

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Qaabilay Danjiraha Midowga Yurub

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda JSL garyaqaan Aadan X. Cali Axmed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka midowga Yurub u qaabilsan dalalka

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Amar Cusub u Jeedisay Jaamacadaha Dalka

Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa fartay Jaamacadaha gaarka ah iyo kuwa dawliga ah inay deeqo waxbarasho siiyaan ardayda danyarta ah ee

Madaxweyne Farmaajo oo kala hadlay Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka sii ambaqaadidda Heshiiska Doorashooyinka Dalka

Muqdisho, Sebteembar 22, 2020; Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal

Guddida Nashqadeynta Dhulka Ee Qaranka Oo Go’aamo Ka Soo Saaray Qorsheynta Dhulka.

Guddida nashaqadeynta dhulka ee qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta fadhi ay ku yeesheen magaalada Hargeysa ku joojiyey qorsheynta magaalooyinka dalka iyo fiditaanka caasimada

Ciidanka Falastiin oo xiray siyaasiyiin lagu eedeynayo inay ku lug lahaayeen heshiiska Israel iyo Imaaraatka

Xoogaga amniga Falastiin ayaa xirey tiro k amid ah taageerayaasha siyaasiga Falastiiniga ah ee dibad joog ah kuwaas oo lagu eedeeyey in ay