Blog Archives

Tirada dadka Maraykanka ugu dhintay COVID-19 oo sare u kacday

Tirada dhimashada safmarka COVID-19 ee Mareykanka ayaa mareysa ku dhowaad 200,000 tallaadadan maanta ah, taas oo ka dhigan in shantii qof ee feyraska

Madaxda dunida oo ka qeybgalay xuska sanadguuradii 75-aad ee Qaramada Midoobay

Hogaamiyeyaasha dunida ayaa aallada fogaan araga kaga qeybgalay isniintii xuska 75 aad ee aas aaska Q.M, iyadoo safmarka COVID-19, iyo dhaqaalaha liita ee

Soomaaliya oo shir guddoominaysa shirka 75-aad ee golaha guud ee QM

Gudoomiye ku xigeenka golaha guud ee kal-fadhiga 75-aad ee Qaramada Midoobay, ahna danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay danjire Abuukar Cusmaan (Abuukar Balle)

Turkiga oo caddaalad darro ku tilmaamay xayiraad Midowga Yurub

Turkiga ayaa tallaadadaan maanta ah sheegay in cunaqabateynta midowga Yurub saareen shirkad Turki ah oo lagu eedeeyay in ay ku xadgudubtay xayiraadda hubka

Suudaan Oo Dadaal Ugu Jirta Sidii Looga Saari Lahaa Liiska Argagixisada

Madaxa Golaha Ku-meel-gaarka ee ka Taliya Suudaan, Cabdifataax Al-Burhaan, oo ku sugan dalka Isu tagga Imaaraatka Carabta ayaa kala xaajooday wafdi Mareykan ah

Xukuumadda oo daah furtay Mashaariic ay Hay’adda Boqor Salmaan ka fulinayso Somaliland

Wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi ayaa ka qayb-galay daah-furka mashaariic ay fulin doonto hay’adda boqor Salmaan, kuwaas oo ay

Kulan lagaga Hadlayay Xeerka Kufsiga iyo Nuxurka War Murtiyeed laga soo saaray

Komiishanka Xuquuqul Iinsaanka qaranka ayaa Magaaladda Hargaysa ku qabtay kulan lagu falanqaynayay Xeerka Kufsiga Xeer Nombar 78/2020. Sida ay ku waramayso Wakaaladda wararka

Hay’ad Mudan ka Mahadcelinta Waxqabadkooda.

  Hay’ad Mudan ka Mahadcelinta Waxqabadkooda. Usbuuc gudahii, waxaa dareenkayga soo jiitay  mashaariic kala duwan oo  hay’adda Save The Children ka fulisay dhowr gobol

Komishanka Doorashooyinka oo la kulmay wafti ka socda Midawga Yurub iyo waddamada Sweden iyo UK.

Komishanka Doorashooyinka Qaranku wuxuu xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda Midawga Yurub iyo waddamada Sweden iyo UK. Waftigaas oo uu hogaaminayay Safiirka Midawga

Dib U Milicsiga Khilaafyadii Iyo Shirarkii Hore Ee Xisbiga KULMIYE, Raggii Kaadiriinta Ahaa Ee Ay Hore U Sahaydeen Isku Dhacyadaasi Iyo Ifafaalaha Shirweynaha 4aad Ee Kaabiga Saaran

Shirarkii Xisiga KULMIYE qabsaday tan iyo aasaaskii xisbiga waxa ka dhashay khilaafaadyo kala duwan, kuwaas oo sababay inay mujaahidiin iyo siyaasiyin miisan ku