Blog Archives

Wasiirka Biyaha JSL Ayaa Tababar U Furay Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Wasaaradda Biyaha

Wasiirka Biyaha JSL Ayaa Tababar U Furay Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Wasaaradda Biyaha Oo Loo Tababaraayo Sidii Ay U Baran Lahaayeen Qaabka

Khasaare ka dhashay dhismo seddex dabaq ah oo ku burburay dalka Hindiya

Dhismo 3-dabaq ah oo ku yiillay duleedka Magaalada Mombaay ayaa horantii saaka burburay ,halkaasi oo ay ku dhinteen llaa 8-ruux,sida laga soo xigtay

Xukuumadda Somaliland oo sheegtay in aanay wax Shaqo ah ku lahayn Nidaamka Doorashooyinka Dalkaasi Soomaaliya.

Somaliland oo sheegtay in aanay wax Shaqo ah ku lahayn Nidaamka Doorashooyinka Dalkaasi Soomaaliya. Lingaxan Hoose kala deg WAR-SAXAAFADEED11

ISBADELADA GOBOLKA GEESKA AFRICA IYO ISKU EKAANSHAHA XAALADAHA SIYAASADEED EE DALALKA SOMALILAND IYO SOMALIA , IYO WAXA LA ODHAN KARO WAY SABABEEN !!

ISBADELADA GOBOLKA GEESKA AFRICA IYO ISKU EKAANSHAHA XAALADAHA SIYAASADEED EE DALALKA SOMALILAND IYO SOMALIA , IYO WAXA LA ODHAN KARO WAY SABABEEN !!

Madaxweyne Muuse Biixi Oo U Caddeeyey Mowqifkiisa Hirdanka Saylici Iyo Saajin Ergo Ka Socotay Beesha Madaxweyne Kuxigeenka Oo U Tegtay.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa u caddeeyey mowqifkiisa ku aaddan loollanka adag ee u dhaxeeya Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxa Xafiiska UK Ee Somaliland.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida caddaaladda JSL garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa xafiiska Ingiriiska ee Somaliland Mr. Stuart

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Biayaha JSL Oo Xadhiga Ka Jaray Ceel-biyood Laga Hirgeliyey Deegaanka Ceel-bilcinle Ee Gobolka Daad-Madheedh.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha ee Somaliland Axmed Cabdi Ismaaciil ayaa xadhiga ka jaray Dhaam biyood laga hirgeliyay deegaanka Ceel-bilcinle oo ka

Wasaaradda Waxbarashadda oo xadhiga ka jartay xarumaha barbaarinta caruurta ee dugsiyada Duwaliga

Wasiir kuxigeenka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Md.Axmed Xasan Nuur oo ay wehelinayeen agaasimaha guud ee WW&S Md.Axmed Abokor Maxamed iyo qaar ka mid

Kiisaska Karoona Fayris ee Hindiya oo aad u korodhay

Wasaaradda caafimaadka dalka Hindiya ayaa sheegtay in 92,605 kiisas cusub oo Coronavirus ah la diiwaan geliyay 24-kii saac ee la soo dhaafay, taas

Dab xooggan oo qabsaday dhismaha Jaamacadda Makarere

Dab xooggan ayaa qabsaday dhismaha jaamacadda weyn ee Makarere ee dalka Uganda.Illaa iyo hadda ma cadda sababta dabka dhalisay, sidoo kale lama hubo