Blog Archives

Dib U Milicso Fursadihii Iyo Caqabadii Madaxweyne Biixi Xilka Kula Wareegay Iyo Duruufihii Madaxdii Ka Horaysay Kala Soo Dabaalatay Somaliland

 Jamhuuriyada Somaliland oo xorriyadeeda dib ula soo noqotay sanadkii 1991-kii midowgii Soomaaliyeed ee lagu lugo’ay, taasi oo hadda jirtay muddo 28 sano ah,

Garabkii Jamaal Cali Xuseen Oo Gacmo Madhan Ka Taaggan Shirka KULMIYE

Garabkii new UCID ee uu hoggaamiyaha u ahaa Jamaal Cali Xuseen ee la midoobay Xisbiga KULMIYE Sanadkii 2017kii, ayaa sheegay in aan Shirka

Wasiir Beyle oo la kulmay Madaxa Bangiga Aduunka ee qaar ka mid ah Wadamada Bariga Afrika

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Bella Bird oo ah Madaxa Bangiga Aduunka ee qaar

Ku dhawaad 100 qof oo cudurka Ebola ugu geeriyootay Congo

War ay soo saartay Hay’adda Save The Children ayaa lagu sheegay in Ku dhawaad boqol carruur ah oo ku nool bariga dalka Jamhuuriyadda

Wadahadaladii Trump iyo Kim oo markale ka furmidoona Hanoi Vietnam

Ergeyga Mareykanka u qaabilsan arrimaha dalka Kuuriyada Waqooyi Stephen Biegun ayaa ka soo laabtay safar uu ku tagay magaalada Pyongyang ee caasimadda Waqooyiga

“Halbeegga wax qabad ee dawlada Soomaaliya lagu qiimaynayo waa hawlqabadkeeda dhinaca Amniga iyo siyaasada oo lafdhabar u ah hawlaha kale” Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur ahna Hogaamiyaha Ururka Wadajir ayaa qodobo dhawr ah ku sheegay Halbeega waxqabad ee looga baahan yahay Xukuumadda Farmaajo qiimeynteedana u

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalkaasi Somalia oo Kormeeray dhismaha Xabsiga Guud ee Muqdisho oo La Dhamaystiray

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo ay wehliyaan taliyaha ciidanka asluubta, xeer ilaaliyaha qaranka iyo wasiirka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Somalia oo Kormeeray Wasaaradaha Kalluumaysiga, Ganacsiga, Xannaanada xoolaha iyo Beeraha

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta booqday wasaaradaha kalluumaysiga, ganacsiga, xannaanada xoolaha iyo beeraha, si

Washington iyo Ankara oo ka heshiinaya arrimo lagu badbaadinayo Kuridiyiinta

 Wadamada Mareykanka iyo Turkiga ayaa waxaa ka dhextaagan kala aragti duwanaansho siyaasadeed ee ku aadan sida loo soo afjari karo howlgalada isbahaysi ee

Qarax khasaare dhaliyay oo ka dhacay Caasimadda Masar

 Wararka ka imaanaya magaalada Qaahira ee Dalka Masar ayaa sheegay in qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay gudaha caasimadda dalkaasi.