Blog Archives

Itoobiya oo dib u soo celineysa qaar ka mid ah muwaadiniinteeda aan sharciga ku haysan wadamada caalamka

Dowladda Itoobiya ayaa wadda qorshe lagu soo celinayo dhammaan muwaadiniinteeda ku dhaqan waddamada Caalamka ee aan sida sharciga ah ku joogin, sida uu

Madaxweynaha Suudan oo ku Dhawaaqay Nidaam cusub oo Dib u habeyn loogu sameynayo Dhaqaalaha Dalkaasi

Madaxwaynaha Sudan Cumar Xasan Al-bashiir ayaa ku dhawaaqay nidaam cusub oo dib u habayn loogu samaynayo dhaqaalaha dalka, si wax looga qabto maciishadda

Trump oo Ogolaaday Casuumaad uu u Fidiyay Madaxweyne Erdogan

Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump  ayaa ogolaaday in sanadka soo socda uu booqasho rasmi ah  ku tago dalka Turkiga,sida uu ka dhawaajiyay Afhayeen

Maraykanka oo joojinaya dagaalka xagga Cirka ah ee uu kula jiray Daacishta…

Wasaaradda difaaca Dalka Maraykanka ayaa joojisay Afar Sana ka dib,  weerarradii xagga Cirka ahaa ee lagu bar-tilmaameedsanayay Daacishta Suuriya, ka dib markii sida

Duqa Muqdisho oo Kulan la yeeshay Madaxda Dugsiga Farsamada Gacanta iyo Jaamacadda Bern ee dalka Switzerland

  Bern, 20 December 2018: Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo weli ku guda jira booqashadii uu ku

Sideed Ruux oo ku dhimatay qarax Miino oo ka dhacay Dalka Itoobiya

Ugu yaraan Siddeed Qof oo Rayid ah ayaa ku geeriyootay qarax Miino oo ka dhacay agagaarka Degmada , Mao-Komo, oo ka tirsan Gobolka,

Cabdi Casiis Lafta Gareen oo loo Doortay Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Koofur Galbeed

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koofur Galbeed ayaa ku dhawaaqay in Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen uu ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed kadib

Duqa Muqdisho oo la kulmay Duqa magaalada Geneva

Geneva, 18 December 2018: Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Abdirahman Omar Osman (Eng Yarisow) oo la kulmay dhiggiisa Duqa magaalada Geneva

Madaxweynaha Suudaan oo booqday Suuriya 8-sano ka dib

Madaxweynaha dalka Suudaan Omar Hassan Al-Bashir ayaa noqday hoggaamiyihii ugu horeeyay ee booqda magaalada Dimishiq ee daka Suuriya tan iyo markii uu dalkaasi

Nin hubaysan oo 4-ruux ku dilay magaalada Strasbourg ee Faransiiska

Nin hubaysan ayaa 4-ruux ku  dilay 11-kalena ku dhaawacay magaalada  Strasbourg ee bariga Faransiiska, ka dib markii uu irida qori kala istaagay Dukaan