Blog Archives

Madaxweyne Macron oo si kulul uga jawaabay Qalalaasaha ka taagan dalkiisa

Emmanuel Macron Madaxweynaha wadanka Faransiiska  ayaa ka jawaabay qeylo dhaan ka soo yeedhay shacabka dalkaasi oo maalmahan dhigayay banaan baxyo rabshado wata,waxaa uu

Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Suudaan oo gaadhay Itoobiya.

Madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo iyo Madaxweynaha Suudaan mudane  Cumar Xassan Al Bashiir ayaa maanta gaadhay Magaalada Jimma ee gobolka Oramia

Diktaytar 20 Jirsaday Oo Caqabad Ku Ahaa In Ay Shacabka Puntland Xalaal Iyo Xornimo Wax U Doortaan Oo Dhamaaday 2019

xayndaab xiran oo aan cidkale imankarayn waa caburin dadweyne puntland waa in loo sinaado xukunkeeda siyaaso xor ah oo furan.NOMORE HAGBADLEY! Burburkii dawladii

Xukuumadda Syria iyo Mucaaradka Dalkaasi oo isweydaarsaday maxaabiiis

Xukuumadda dalka Syria iyo kooxaha falaagada ayaa Woqooyiga dalkaasi isku weydaarsaday dad maxaabiis ah oo ay kala heysteen,sida uu ku waramay Wasiirka Arimaha

C/raxmaan C/shakuur oo maqaal Dheer ka qoray Isbaheysiga Saddex Geesoodka iyo Is bedelka Itoobiya

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maqaal dheer ka qoray Isbayeysiga saddex geesoodka ee ka dhex sameysmay dalalka Itoobiya, Eritrea iyo Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo oo Berrito u safraya Dalka Itoobiya

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo, ayaa lagu wadaa inuu Berrito oo jimaca ah u ambabaxo Magaalada Gondar, Gobolka Baxar-daar ee Dalka Itoobiya.

Suxufiyiin ka tirsan CPJ (Committee to Protect Journalists) oo lasii daayay

Masuuliyiinta Dalka Tansaaniya ayaa sheegay in lasii daayay Laba Suxufi oo ka tirsanaa Ururka CPJ (Committee to Protect Journalists), kuwaasoo ku xidhnaa meel

Duqa Muqdisho oo Daahfuray Xarunta Tababarrada iyo Luqadaha

Duqa Muqdisho oo Daahfuray Xarunta Tababarrada iyo Luqadaha Muqdisho, Nofeembar 03, 2018— Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa

Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda dhaqan gelinta heshiiska nabadda dalka Koonfurta Suudaan

Jubba, Oktoobar 31, 2018; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray magaalada Jubba ee caasimadda dalka Koonfurta Suudaan ayaa ka qayb

Wasaaradda Waraabka Itoobiya oo ku tala Jirta in ay Abuurto Shaqooyin Gaadhaya 100,000 Sanad Maaliyadeedkan

Wasaaradda Biyaha, Waraabka iyo Tamarta (MoWIE) Dalkaasi Itoobiya ayaa qorsheyneysaa inay abuurto in ka badan 100,000 oo shaqo oo ku saabsan barnaamijka horumarinta