Blog Archives

Dennis Rodman oo u duulaya Singapore si uu u bixiyo caawimaad kulanka Trump iyo Kim!

Xiddigii hore ee kubbadda kolayga Mareykanka Dennis Rodman ayaa qorsheynaya inuu booqdo Singapore intii lagu jiro shirka ama kulanka Maraykanka-North Korea ee dhexmaray

Itoobiya Oo ogolaatay in ay hirgaliso Heshiiskii Algiers, Go’aanka Komishanka Xuduudaha Ethio-Eritrea

Addis Ababa, June 6, 2018 (ToggaHerer) – Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay diyaar u tahay wadahadal ay lagasho Ereteria oo dagaal

Boqol iyo Sideetan Maxbuus oo ka Baxsaday Xabsi ku yaal Nigeria

Wasiirka Arrimaha Gudaha Nigeria Abdul Rahman Danbazo ayaa sheegay in ugu yaraan 180 maxbuus ay ka baxsadeen xabsi ku yaal magaalada caasimadda ah

Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo lala bartilmaameedsaday Kulan Culimo Magaalada Kabul

  Ugu yaraan siddeed qof ayaa lagu dilay Isniinta maanta kadib qarax ismiidaamin ah oo lagu bartilmaameedsaday kulan ay lahaayeen wadaado Muslim ahi

Golaha Wasiiradda Itoobiya oo Ansixiyey In la Qaado Xaaladda Degdega ah ee ay Ku jirtay Itoobiya

Addis Ababa, June 3, 2018 (ToggaHerer) Shirka golaha wasiirada wadanka Itoobiya ayaa lagu ansixiyey in laqaado xukunka xaaladda degdegga ah ee lagu soo

Wasiirka difaaca Qadar oo kula kulmay dhiggiisa Mareykanka Singapore

Wasaaradda Difaaca ee Qatar ayaa werisay in Ra’iisul-wasaare Ku-xigeen ahna Wasiirka Difaaca Khalid bin Mohammed al-Attiyah kula kulmay Xoghayaha Gaashaandhigga Maraykanka James Matisse

Netanyahu: Ciidanka Israel uu ka jawaabi doona gantaalada laga soo riday Gaza

Ra’iisul Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa wacad ku maray in uu si xoog leh uga jawaabi doono Sawaariikhda saaka subaxnimadii lagu soo riday

Ciidanka Israel oo Weeraray xerada Amari ee Ramallah

Subaxnimadii Saaka ciidanka Israel ayaa xoog ku galay xerada Amari ee magaalada Ramallah. Wasaaradda Caafimaadka ee Falastiiniyiinta ayaa sheegtay in shaqaalaha caafimaadku ay

Gudaha ka Akhri Waqooyiga Kuuriya oo u Diiday weriyayaasha deriskeeda koonfurta Korea inay Tagaan goobta baadhitaanka nukliyarka ee la Burburinayo

Tiro ka mid ah suxufiyiinta reer galbeedka iyo Shiinaha ayaa yimid Waqooyiga Kuuriya si ay goobjoog uga noqdaan xidhitaanka goobta baadhitaanka ee nukliyeerka

Bilayska Itoobiya oo Qabtay in ka badan 350 bistoolado sharci-darro ah oo loo waday Itoobiya

Addis Ababa, May 17, 2018 (ToggaHerer) – Booliska Itoobiya ayaa qabtay tiro ka badan 350 Baastooladood oo si Kootarabaan ah loo gelinayay Itoobiya