Blog Archives

Lieberman oo ku Sifeeyey Golaha Xuquuqda Aadanaha “Munaafaqiin”!

Wasiirka Difaaca Israel Avigdor Lieberman ayaa maanta oo khamiis ah ku baaqay in Israel ka baxdo Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay, inkastoo

Ururka Xakamaynta hubka kiimikada oo xaqiijiyay weerarka gaaska chlorine ee magaalo Syria

Ururkii Mamnuucidda Hubka Kiimikada ayaa xaqiijiyay isticmaalka gaaska chlorine weerarradii ka dhacay magaalada Sarqib ee gobolka Idlib ee waqooyiga Suuriya. Ururku wuxuu sheegay

Kenya : Xabsi laba sano ah Iyo Ganaax $ 50,000 Waa Ciqaabta Qof Sheega macluumaadka beenta ah!!

Madaxwaynaha Kenya Uhuro Kenyatta ayaa soo saaray sharci cusub oo $ 50,000 ku ganaaxaya qof kasta oo la wadaaga macluumaad khalad ah khadka

Gudaha Ka Akhri: Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Biyaha ee Dalalka Itoobiya, Sudan iyo Masar Oo ku kulmaya Maanta Addis Ababa

Addis Ababa, May 15, 2018 (ToggaHerer) – Wasiirda Arrimaha Dibadda iyo Biyaha ee Dalalka Itoobiya, Sudan iyo Masar ayaa kulankooda labaad ku qabsan

Gudaha Ka Akhri Itoobiya oo ay ka soo Gashay $ 2.8 bilyan Dollar dalxiis-ka sagaal bilood

Addis Ababa, May 14, 2018 (ToggaHerer) -Ethiopia ayaa ka heshay lacag gaadhaysa 2.8 bilyan oo doollar maraykanka sagaalkii bilood ee la soo dhaafay

War Deg deg Dhimasho iyo dhaawaca ka dhashay qaraxyo Gilgilay kaniisadaha Indonesia

Ugu yaraan laba qof ayaa dhintay 13 kalena waa ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay saddex kaniisadood oo ku yaalla magaalada

Iran oo weerar Afka ah ku qaadday Saudi Arabia

Wasaaradda arrimaha dibedda Iran ayaa ku eedaysay Sacuudi Carabiya, gaar ahaan hoggaamiyeyaashii oo ay ku Tilmaantay “wiilasha Caruurta ah”, iyagoo aan rabin inuu

Pyongyang oo balan qaaday inay Xidhayso goobta baadhitaanka nukliyarka bisha May

Madaxa hogaamiyaha waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un ayaa u sheegay dhiggiisa South Korea Mon Jie in uu xidhaayo goobta baadhitaanka nukliyarka ee waddankiisa

Facebook oo helay 1.9 milyan Qoraal “argagixiso” oo saddex bilood oo keliya Lagu Daabacay Bartooda!!!

Facebook ayaa Sheegay in ay ogaadeen in 1.9 milyan oo daabacaad ah oo ay leeyihiin al-Qaacida iyo kooxda Daacish lagu daabacay tan iyo

Rouhani oo u sheegay Trump: Ganacsade Ma go`aamin karo arrimaha caalamiga ah!!!

Madaxweynaha Iran Hassan Rowhani ayaa carrabka ku adkeeyay in dadweynaha gobolka ay awoodaan inay ilaaliyaan amnigooda iyo xasilloonidooda kana ilaaliyaan damaca iyo hamiga