Blog Archives

Washington oo diidday in ay ka qeyb qaadato dib u dhiska dalka Syria

Sarkaal sare oo Mareykan ah ayaa sheegay in Maraykanku uusan rabin in uu ka qaybqaato dib-u-dhiska deegaanada Suuriya ee gacanta ku hayo madaxweynaha

Gudaha Ka Akri Ciidamada Kurdida oo Qabtay Nin ku lug lahaa weerarradii September 11 ee New York

Muwaadin Jarmal ah asal ahaana ka soo jeeda Suuriya oo ku lug lahaa qorsheynta weerarradii September 11 ee New York City 2001-dii ayay

Daawo: Madaxweynaha Somaliland Muuse Oo Socdaal Mijo baxsi Ah ku tagay Wasaarada Warfaafinta Khudbadna uga jeediyey Shaqaalihii uu la kulmay

  Hargeysa-18-04-2018-(ToggaHerer)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer shaqo oo kedis ah maanta ku tegay xarunta wasaaradda waxbarashada, dhaqanka iyo Wacyigelinta

Saddex askari oo Irani ah ayaa ku dhintay weerar ka dhacay xudduudka Pakistan ay la wadaagto Iran!!!

Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa xaqiijiyey dhimashada sadex asakari oo ciidankooda ah iyo dhaawac weerar lagu qaaday Ilaalo Bar Kantarool Iran ah oo ku

Aqalka Cad oo ka fikiraya in lagu soo rogo Cunaqabatayn dheeraad ah Moscow Mustaqablka Dhaw!!!

Aqalka Cad ayaa sheegay in ay ka fikireyaan in lagu soo rogo cunaqabatayn dheeraad ah oo ku aaddan Ruushka kuna saabsan weerarkii kiimikada

Safiirka Britain u fadhiya ururka mamnuucista hubka kiimikada (OPCW) oo sheegay in hubka kiimikada loo adeegsaday Suuriya in ka badan 390 jeer.

0 Safiirka Britain/span> u fadhiya ururka mamnuucista hubka kiimikada (OPCW) ayaa sheegay in hubka kiimikada loo adeegsaday Suuriya in ka badan 390 jeer.

Diyaarad Shiinees ah oo Khadkeedii Duulimaadka Bedeshay Sababtoo ah Qalin Biiroo!!!!

Duulimaad diyaarad Shiineys ah oo u gooshaysay Beijing ayaa isbedeshay, waxaana loo wareejiyay magaalada badhatamaha Dalka Zhengzhou Axaddii kadib markii qof rakaab ahi

Maraykanka: Bashaar wuxuu Dadkiisa ku Riday ugu yaraan Hubka Kiimikada 50 jeer, Ruushkuna si uu u ilaaliyo Nidaamka Asad Wuxuu isticmaalay Codka Diidmada Qaxayn 12 Jeer.!!!

Danjiraha Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay Nikki Haley ayaa sheegtay in Russia ay iska indho-tirtay khatarta dhabta ah ee ammaanka caalamiga ah, isticmaalka

Dimishiq: Jawaabtayada ku saabsan “gardarrada” waxaanu soo ridnay 13 gantaal

Dawladda Suuriya ayaa Sabtida Saaka sheegtay in “gardarrada” Maraykanka, Faransiiska iyo Ingiriiska aysan gaadhin ujeedooyinkooda gantaaladii lagu soo ridayna la burburiyay. Wakaaladda wararka

Matisse: Isticmaalka hubka kiimikada ee Suuriya “Waa Mid Aan La Aqbali Karin”

Xoghayaha Difaaca Mareykanka Jim Matisse ayaa sheegay in isticmaalka hubka kiimikada ee Syria uu yahay mid aan la aqbali karin. “Isticmaalka hubka kiimikada