Blog Archives

Taariikhda Mareykanka Markii u horeysay oo Masuul Lagu Dhaariyey Kitaabka Qur`aanka Kariimka!!!

Xoghayaha waxbarashada ee Virginia, Atef al-Qarni, oo asal ahaan ka soo jeeda Pakistan ayaa lagu dhaariyey Kitaabka Qur`aanka Kariimka ah waxaanu noqday Masuulkii

Daawo Ilbidhiqsigii Naftii Haliguhu Isku qarxiyay garoonka diyaaradaha ee Baqdaad!!!!

Warbaahinta Ciraaq ayaa daabacday fiidiyoow muujinaya Ilbidhiqsigii uu Isku Qarxiyey garoonka diyaaradaha ee Badhtamaha Baqdaad Isniintii, halkaasna ku dilay 38 qof ayna ku

War Deg Deg ah: Madaxweyne Biixi oo Digreeto Madaxweyne Ku Magacaabay Afar Agaasime

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/WM/222-22/012018,uu ku magacaabay Afar Agaasime. Waxaanay u dhignayd Wareegtada

Daawo Kaniisad caan ka ahayd Shiinaha Oo la Dumiyey!!!!

Masuuliyiinta Waqooyiga Shiinaha ee Linfin ayaa waxay u isticmaaleen bulldozers iyo waxyaabaha qarxa inta lagu guda jiro burburinta kaniisad caan ah oo ay

Trump oo Iibiyey Diyaarado Dagaal oo aan Jirin!!!!

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa shaaca ka qaaday shir jaraa’id oo ay wadajir u qabteen ra’iisal wasaaraha Norway Erna Solberg in Washington ay

Iskuul Yuhuudu leedahay oo Lagu weeraray Bambooyin ka Samaysan Quraarado Dalka Tunisia!!!!

Wakaalada Wararka Reuters ayaa soo warisay in lagu weeraray laguna tuuray Bambooyin ka samasyan Quraarado iskuul diimeed Yuhuudu leedahay oo ku yaala jasiiradda

Yaa ah boqorka dhabta ah ee Kaynta ? Libaax uu ka Gashaday Ey! !!!!

Kaamirada Dalxiisayaal beerta “Ngorongoro” ee waqooyiga Tansaaniya ayaa qabatay weerarka Ey yar ee libaax Cararkiisii Dambe. Warqabadka ToggaHerer

Danmark. Ganacsade daroogo oo Joojiyay Gaadhi Bilays halkii uu ka raaci lahaa taxi!

Bilayska Dheenishka ayaa qabtay nin ka ganacsada mukhaadaraadka, Ninkan ayaa islahaa Raac Gaadhi Taxi kiroole ah se Wuxuu fuulay Gaadhi Boolis ah isaga

Falastiin Saddex Mataano ah oo Alle Subxaanuhu Watacaalaye ku Arsaaqay U Bixiyey Magacyada “Quds .. caasimada .. Falastiin”

Muwaadin reer Falastiin ah oo reer Gaza ah ayaa Alle Subaxaanuhu Watacaalaye ku arsaaqay saddex mataano ah (laba wiil iyo Inan) subaxnimadii khamiista,

Ruushka Waa 10 sano oo xadhig ah dadka soo maleega dembiga “Argagixiso Telefoon”

Ruushka ayaa soo rogay wax ka beddelka Xeerka Dembiyada iyo Xeerka Habraaca Dambiyada si loo ciqaabo falalka iyo ficilada aan loo tixgelinin khatar