Blog Archives

Xabaal Wadareedo Balaadhan oo ay Ku Jiraan Rohingya Myanmar oo la helay!!!

Mas’uuliyiinta Myanmar ayaa sheegay ina ya heleen Xabaa Wadareed ay ku jiraan tobanaan maydad ah tuulo ku taal gobolka Rakhine dadkan ayaa la

Bilayska Australia Oo Xidhay Nin ay ku Eedeeyeen in uu Dilaal ka ahaa iibinta Sawaariikh Iyo khibrad millatari oo loo diro Waqooyiga Kuuriya

Bilayska Australia ayaa ku eedeeyay nin degan magaalada Sydney in lagu tuhunsan yahay inuu dhexdhexaadinayay Iibka iyo aqoonta millatari kana iibinayay Waqooyiga Kuuriya.

Tuulo Dhan oo La Waayay Dalka Chile iyo Raadinta Dadkeedii oo la la` yahay!!!!

Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Chile ayaa sheegay dhoobo ay sababeen Roobab Culus ay aastay tuulo yar oo ku taala koonfurta dalka Sabtidii, halkaas

Dagaal culus Iyo isku dhacyo qabiil ah oo ka socda koonfurta Suudaan

Tirada dadka ku dhintay iskudhac u dhaxeeya laba qabiil oo ka mid ah gobollada galbeedka ee waddanka South Sudan todobaadkii hore ayaa kor

Xildhibaan Reer Jordan ah oo kabaha u qaaday Netanyahu (Video)

Xildhibaan reer Jordan ayaa kabahiisa saaray sawirka ra’iisal wasaariha Israel Benjamin Netanyahu intii uu ku jiray hadal uu ka jeedinayay Baarlamaanka dalkaasi. Xildhibaanka

Side Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iran u qaabilay sarkaal British ah oo aan Xijaabnayn!!!!

Wasiirka arrimaha dibadda ee Iran Mohammad Jawad Zarif ayaa La taliyaha Wasiirka arrimaha dibadda ee Ingiriiska u sheegay in loo baahan yahay inay

Daawo : Shimbir Xaday lacag Cadaan ah Duhur Cad Wadanka Baraasiil!!

Kaamirooyinka ilaalinta ee dukaan ganacsi oo ku yaal Brazil duubay ayaa soo jiitay indhaha ka dib shimbir yar oo xaday kaash markii macaamiilku

Ololaha Australiya Duubista codadka Raha!!!!

Australiyaanku waxay ku wareejiyeen in ka badan Cododka 6,000 oo Rah oo loogu talagalay Matxafka Australiya tan iyo markii ololihaa la bilaabay November

Ahmed Ali Saalax: Dhiigga aabahay Wuxuu ku Noqon Doonaa cadaab kulul dhagaha Iran!!!

Axmed Cali oo ah wiilka ugu da’da weyn caruurta madaxweynihii hore ee Yemen Ali Abdullah Saleh, ayaa sheegay in aabbihiis “uu hor istaagay

Waqooyiga Kuuriya: Shaydaan-ka Nuclear-ku wuxuu isu diyaarinaya inuu na Weeraro!

Waqooyiga Kuuriya ayaa si xoogan u cambaareeyay rabitaanka ciidamada Mareykanka iyo kuwa Kuuriyada Koonfureed si ay u bilaabaan dhoola tus milatari oo wadajir