Blog Archives

Dembiile Dagaal oo Cabay Sun ka dib Markii Xukunkiisii lagu Dhawaaqay !!!

Waxa la laalay Dhegaysiga Dacwada maxkamadda dambiyada dagaal ee Yugoslaviya oo ku taal Hague ka dib markii eedaysanuhu Cabay Sun isla markii uu

Xisbi Iswiidhish ah oo Eryey Xubin Xagjir ah oo ka Tirsan oo Muslimiinta ku Sheegay In aanay Ahayn Dad, Cabirka Binu Aadamkana Hoos Mariyey!!!

Siyaasi reer Sweden ah oo lagu magacaabo Martin Strid ayaa lagu qasbay inuu ka baxo xubinimada xisbiga, sababtoo ah aflagaado cunsurinimo ah oo

Kooxda Labayk Yaa Rasuululaah ayaa ku khasbay In wasiirka cadaaladda ee Pakistan Is-Casilo!!!

Warbaahinta Pakistan ayaa werisay Isniinta Maanta in wasiirka caddaaladda ee dalkaasi uu is-casilay, isagoo xusay in dalabka ugu weyn ee dibad-baxayaasha dhaq-dhaqaaqa “Labek

Iran Oo digniin Gantaal u Dirtay Yurub !!!!

Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Ilaalada Kacaanka ee Iiraan Jenaraal Hossein Salami ayaa uga digay Europe in haddii ay Tehran u hanjabaan In Ciidanka

Dubai Oo Fulisay Xukunka Nin Dilay Ilmo Yar oo Sideed Sanno Jir ah.

Xeer ilaaliyaha Guud ee Dubai Issa Al-Humaidan ayaa Khamiista maanta sheegay in dil lagu fuliyay nin reer Urdun lana yidhaa Nidal Issa Abu

Daawo Hogaanka Beelaha Makaahiil Maka-Door ee Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Hambalyo u Diray Madaxweynaha la Doortay Ee Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi

Hogaanka Beelaha Makaahiil Maka-Door ee Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Hambalyo Diray Madaxweynaha la Doortay Ee Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi

Giriiga Oo Magdhawg siinaya dhibbanayaasha daadadka ku wax yeeloobay

Giriigga ayaa ku dhawaaqay in ay bixin doonaan malaayiin lacageed oo ah magdhow deg deg ah lana siin doono boqolaal qoys oo ay

Nigeria: Tobanaan ay dileen Kooxha Tuugta xoolaha

Ugu yaraan 53 qof ayaa lagu dilay maalmihii ugu dambeeyay gobolka Galbeedka Nigeria ee Zamfara intii lagu guda jiray weerarradii ay tuulada ku

Haweenay Shaqaale Itoobiyaan ah oo Gawracday Nin Iyo Xaaskiisii ay u Shaqaynaysay Dalka Lubnaan

Haweenay Shaqaale Itoobiyaan ayaa Gawracday kuwii ay u shaqaynasyay wadanka Lubnaan gaar ahaa degmada Al-Rabieh ee waqooyi bari ee caasimadda, waxayna kala ahaayeen

Iska-horimaadyo u dhaxeeya Buddhistayaasha iyo Muslimiinta oo Sri Lanka ka dhacay

Amniga ayaa la adkeeyey gobolka xeebta Gali ee Sri Lanka kadib markii isku dhacyo uu ka dhex qarxay aqlabiyadda Buddhist iyo dadka tirada