Blog Archives

Golaha Deegaanka Gobolka Tigray ayaa go, aansaday inuu sii wado doorashada gobolka sida qorshuhu ahaa, Getachew Reda, xubin sare oo ka tirsan kooxda TPLF, oo ah xisbiga xukuma gobolka, ayaa u xaqiijiyay AddisStandard.

Golaha Deegaanka Gobolka Tigray ayaa go, aansaday inuu sii wado doorashada gobolka sida qorshuhu ahaa, Getachew Reda, xubin sare oo ka tirsan kooxda

Boqortooyada Sacuudi ayaa ka fiirsaneysa inay baajiso xilliga xajka, waana markii ugu horreysay tan iyo markii boqortooyada la aasaasey sanadkii 1932, kadib markii kiisaska coronavirus-ka ee dalkaasi ay gaareen 100,000.

Boqortooyada Sacuudi ayaa ka fiirsaneysa inay baajiso xilliga xajka, waana markii ugu horreysay tan iyo markii boqortooyada loo aasaasey sanadkii 1932, kadib markii

Mareykanka ayaa ku baaqay xabbad-joojin ay Qaramada Midoobey maalgeliso oo ka dhaqangasha Liibiya, lana taageero dadaallada xabbad-joojinta ee ay ay kubaaqdey Qaahira.

Mareykanka ayaa ku baaqay xabbad-joojin ay Qaramada Midoobey maalgeliso oo ka dhaqangasha Liibiya, lana taageero dadaallada xabbad-joojinta ee ay ay kubaaqdey Qaahira. Tani

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 59 Sadex iyo toban qof (13) ayaa laga helay xanuunka, 13 kuba waa Somalilander. Bukaanadan 11 qof waa rag, 2 qofna waa dumar

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 59 Sadex iyo toban qof (13) ayaa laga helay xanuunka, 13 kuba waa Somalilander.

Gudida mashaariicaa dagmada Daroor oo xadhga ka jarey mashaariico dhameystirmey

Suudaan, Masar iyo Itoobiya ayaa dib u bilaabi doona wadahadalada maalinta talaadada ee ku saabsan buuxinta mega-damka Addis Ababa ee laga dhisayo wabiga Niil, Khartoum ayaa sidaas yidhi.

Suudaan, Masar iyo Itoobiya ayaa dib u bilaabi doona wadahadalada maalinta talaadada ee ku saabsan buuxinta mega-damka Addis Ababa ee laga dhisayo wabiga

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 83 Sagaal iyo toban qof (19) ayaa laga helay xanuunka, 19kuba waa Somalilander. Bukaanadan 12 qof waa rag, 7 qofna waa dumar

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 83 Sagaal iyo toban qof (19) ayaa laga helay xanuunka, 19kuba waa Somalilander. Bukaanadan

Gudida heer dagmo covid-19 ee degmada Sallaxley oo ka warbixiyey shaqada ay bulshada u hayaan.

Ciidamada dowlada dalka Liibiya ayaa ku dhawaaqay iney dhulka soo dhigeen laba diyaaradoodoo imaaraadku leeyiin magaalada sirta

Ciidamada dowlada dalka Liibiya ayaa ku dhawaaqay iney dhulka soo dhigeen laba diyaaradoodoo imaaraadku leeyiin magaalada sirta kana howl galayaa yey bariga libiya

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Md Cumar Cali Cabdilaahi iyo waftigii uu hogaaminayay oo ka koobnaa waaxaha Caafimaadka Guud WHC, Waaxda Horumarinta Cusbitaala

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL. Md Cumar Cali Cabdilaahi iyo waftigii uu hogaaminayay oo ka koobnaa waaxaha Caafimaadka Guud WHC, Waaxda Horumarinta Cusbitaalada