Blog Archives

Ciidamada daacada u ah dowlada Liibiya ee caalamiga aqoonsan yahay waxay sheegeen Jimcihi in ay galeen Tarhuna, oo ah meeshii ugu dambeysay ee ugu weynaa ee taliye khalifa Haftar uu ku lahaa galbeedka,

Ciidamada daacada u ah dowlada Liibiya ee caalamiga aqoonsan yahay waxay sheegeen Jimcihi in ay galeen Tarhuna, oo ah meeshii ugu dambeysay ee

Nin aad u daweyn oo dabaquu ku jirey dab qabsaday oo laga soo bad baasiyey

Dowlada Al-Wefaq ee dalka libiya oo shaaca ka qaaday in ay la wareegey gabi ahaanba garoonka diyaaradaha Tripoli sanad kadib

Dowlada Al-Wefaq ee dalka libiya oo shaaca ka qaaday in uu la wareegey gabi ahaanba garoonka diyaaradaha Tripoli ~~~ Kornayl Muhammad al-Qanunu, oo

Wasaradda H Beeraha JSL Oo Tijaabisay Qalabki iyo Gaadiidkii Lagu Buufinayay Ayaxa Oo Dhawaan ka Hawlgalaya Gobalada uu ka Dilaacay Ayaxa

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 80 Lix iyo labaatan qof (26) ayaa laga helay xanuunka, 22 waa Somalilander, halka 4 qof ay udhasheen Hindiya. Bukaanadan 19 qof waa rag, 7 qofna waa dumar

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 80 Lix iyo labaatan qof (26) ayaa laga helay xanuunka, 22 waa Somalilander, halka

Wasiirka wasaarad Beeraa Somaliland axmed muumi seed oo sheegey in xaalad kadaran covid-19 ay dagaalkeeda kabilaanabtey somaliland taasoo…

Madaxweynaha Jsl oo Tabobar usoo Xidhay Dufcaddii Labaad ee Dhallinyarada Shaqo

uMadaxweynaha Jsl oo Tabobar usoo Xidhay Dufcaddii Labaad ee Dhallinyarada Shaqo Qaran Darar-weyne-01-06-2020-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta tababar usoo

Afhayeenka Xisbiga WADDANI Md Barkhad Jaamac Batuun ayaa soo bandhigay dodaloolooyinka xisaab celinta guddida COVID 19 waxaanu ugu baaqay in ay is casilaan si guddi xil-kas ah shaqada loogu diro

Afhayeenka Xisbiga WADDANI Md Barkhad Jaamac Batuun ayaa soo bandhigay dodaloolooyinka xisaab celinta guddida COVID 19 waxaanu ugu baaqay in ay is casilaan

Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 53 Sideed iyo toban qof (18) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somalilander, 15 qof waa rag, 3 qofna waa dumar

www.somalilandcovid19.com Baadhitaanka 24kii saacadood ee u danbeeyey la sameeyey waa 53 Sideed iyo toban qof (18) ayaa laga helay xanuunka, dhamaantood waa Somalilander,