Blog Archives

Maayirka salaxley oo kahadley caawimooyinke Xukuumad soogaadhsiiso dagmada una mahad naqey wasiirka gaadiidka sidawacanee uu Ula shaqeeyey

Kulanka Wasaaradda Waxbarashada JSL. Layeelatay maamulayaasha dalka iyo War murtiyeedkii ka soo baxay oo ku aadan suurtagalnimada qabsoomiyada Imtixaanadka 2020

Kulanka Wasaaradda Waxbarashada JSL. Layeelatay maamulayaasha dalka iyo War murtiyeedkii ka soo baxay oo ku aadan suurtagalnimada qabsoomiyada Imtixaanadka 2020

Deegaan hoos yimaadda dagmada xalaxley oo uu si daran uga dilaacay koronkor isla markaana uu kufaafey shu daaqsimees badan . Waxanay baaq u direen dadka deegaanka iyo maamulku wasaaradda horumarinta Beeraha Somaliland,

Maamulka degmada Sallaxley ayaa kormeeray qaar kamid deegaanada hoos yimaadda degmada kuwaas oo uu si daran uga dilaacay isla markaana ugu faafayo Koron

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Go’aamo Adag Ka Soo Saaray Hay’addaha Ka Hawl-gala Gudaha Dalka

Fadhigii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Go’aamo Adag Ka Soo Saaray Hay’addaha Ka Hawl-gala Gudaha Dalka Fadhigii 59aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda

Deegaanka Baha Dhamal ee degmada Sallaxley oo laga dhayax dhigay Ceel biyood cusub.

Deegaanka Baha Dhamal ee degmada Sallaxley oo laga dhayax dhigay Ceel biyood cusub. Maamulka degmada Sallaxley, Agaasimeyaal guud Xildhibaano, Madax dhaqameed iyo masuuliyiin

Senator Muxiidiin Cali “Waxaa la doonayaa in dalka oo dhan aysan doorasho ka dhicin waaxaana loo diyaar garoobay doorasho afduubasho ah,wasiirada Farmaajo kula heshiiyay in nala afduubto waxaan u sheegeynaa in aan diidnay arinkaasi”

Senator Muxiidiin Cali “Waxaa la doonayaa in dalka oo dhan aysan doorasho ka dhicin waaxaana loo diyaar garoobay doorasho afduubasho ah,wasiirada Farmaajo kula

Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Mudane Da’uud Axmed Faarax ayaa shaaciyey In sanad-dugsiyeedka 2019/2020 Imtixaankii shahaadiga ahaa Ee fasalada 8-aad lagu samayn-doono Qiimayn . Sidoo kalana Ardayda Fasalada 4-aad ee dugsiga Sare ay u fadhiisan doonaan imtixaankii shahaadiga ahaa 27/Juun/2020

Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Mudane Da’uud Axmed Faarax ayaa shaaciyey In sanad-dugsiyeedka 2019/2020 Imtixaankii shahaadiga ahaa Ee fasalada 8-aad lagu samayn-doono Qiimayn .

Nin hooyadii nolasha ku aasey oo sadex cisho kadib iyadoo nool laga soosaarey xabaashii

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo hanbalyo udirey Bulshada Somaliland Munaasibadda Ciidul Fidriga Awgeed.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo hanbalyo udirey Bulshada Somaliland Munaasibadda Ciidul Fidriga Awgeed.

Gobolka Awdal oo looga ciidey si aan looga ciidi somaliland inteedakale waxaaney dadweynuu ku tukadeen garoomada iyo masaajidka iyagoo oogaaya takbiirta

Gobolka Awdal oo looga ciidey si aan looga ciidi somaliland inteedakale waxaaney dadweynuu ku tukadeen garoomada iyo masaajidka iyagoo oogaaya takbiirta