Blog Archives

Daawo: Lacagtii ay Jaaliyada Somaliyeed ka ururiyeen Gobolka Oslo iyo Gobolada ku hareeraysan oo Maanta la gudoonsiiyey Gudida gurmadka Suuqa Waaheen ee magaalda Hargaysa iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Gudoonsiiyey Jeeg ay lacagtaasi ku qorantahay.

Daawo: Lacagtii ay Jaaliyada Somaliyeed ka ururiyeen Gobolka Oslo iyo Gobolada ku hareeraysan oo Maanta la gudoonsiiyey Gudida gurmadka Suuqa Waaheen ee magaalda

Daawo: Dr Gaboose iyo Koosdiisii oo Si Wayn loogu soo dhaweeyey iyo Suaalo ay la boobeen dhaliyadii kala qayb gashay kulanka

Daawo: Dr Gaboose iyo Koosdiisii oo Si Wayn loogu soo dhaweeyey iyo Suaalo ay la boobeen dhaliyadii kala qayb gashay kulanka.

Daawo: ” Madaxwayne Madarka Kaso Dagi Maysid Ee Buurta Kala-jeexan Ayaad Kasoo Dagi Hadaad Raga xidhxidhan aad Sii Dayn Waydo” Xildhibaan Cudhay oo ka hadlay Xadhiga Cukuse, Yusuf kayse iy…

Daawo: ” Madaxwayne Madarka Kaso Dagi Maysid Ee Buurta Kala-jeexan Ayaad Kasoo Dagi Hadaad Raga xidhxidhan aad Sii Dayn Waydo” Xildhibaan Cudhay oo

Daawo: Mowqufka Xisbiga WADDANI ee khilaafka siyaasadeed ee dhex yaal Xukuumadda iyo Asxaabta Mucaaradka, Xadhiga masuuliiyinta xibiga, taageerayaasha iyo saxaafiyiinta Maxamuud Aadam Jaamac “Galaal”

Daawo: Mowqufka Xisbiga WADDANI ee khilaafka siyaasadeed ee dhex yaal Xukuumadda iyo Asxaabta Mucaaradka, Xadhiga masuuliiyinta xibiga, taageerayaasha iyo saxaafiyiinta  Maxamuud Aadam Jaamac

Daawo: “Annago dhawraynaya Ballankii aanu la galnay Guddidii Is xilqaantay, waanu hakinnay Mudaharaadkii Sabtida aanu iclmaaminnay..,” Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

Daawo: “Annago dhawraynaya Ballankii aanu la galnay Guddidii Is xilqaantay, waanu hakinnay Mudaharaadkii Sabtida aanu iclmaaminnay..,” Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

Daawo: Golaha Wakiilladda JSL Ayaa Maanta Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyay Saddexdii Xubnood Ee Guddida Diiwaangalinta Urrurada Iyo Ansixinta Asaxaabta Qaranka,

Daawo: Golaha Wakiilladda JSL Ayaa Maanta Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyay Saddexdii Xubnood Ee Guddida Diiwaangalinta Urrurada Iyo Ansixinta Asaxaabta Qaranka, Saddexdan Xubnood

Daawo: ” Anigu waxaa ku dhiiri galinayaa in aanay mudaahaad Dawladu fasxin oo aanay nabad gelyadayada aanay inaga khalkhal galin…Hadaan madaxtooyada tago ma khaladbaa waa meesha dalka dhan laga xukumaayey waxyaalo badana way kaaga xidhmi karaan” Mud Darawal Gudoomiyaha Horseed

Daawo: ” Anigu waxaa ku dhiiri galinayaa in aanay mudaahaad Dawladu fasxin oo aanay nabad gelyadayada aanay inaga khalkhal galin…Hadaan  madaxtooyada tago ma

Daawo: ” Waxaan leeyahay nimankii SNMta ahaa ee maalahan hadlaayey ee sheegaayey in ay dagaal ridayaan hareerahaba may eegin waayo kuwii la midka ahaa waakuwaas jiida hore jooga”

Daawo: ” Waxaan leeyahay nimankii SNMta ahaa ee maalahan hadlaayey ee sheegaayey in ay dagaal ridayaan hareerahaba may eegin waayo kuwii la midka

Daawo: ” Dalku Sideedaba Hargaysa oo kaliya maaha, dalku magaalooyin badan ayuu leeyahay , Doorashada la isku hayo iyo kursigan loo tartamayaa maaha Hargaysa arinta doorashadu waxa ay khusaysaa dalka oo dhan xisbiyaduna waxay ku shirikaan oo ay ku kulmi karaan magaalooyinka kale .. mana dhacayso in Hargaysa oo kaliya…” Mayorka Caasimada

Daawo: ” Dalku Sideedaba Hargaysa oo kaliya maaha, dalku magaalooyin badan ayuu leeyahay , Doorashada la isku hayo iyo kursigan loo tartamayaa maaha

Daawo: ” Waxaan Farayaa Ciidamada Booliska in ay gacan Adag ku qabtaan Cida mudaaharaadka wada ee amniga khalkhalisanaysa Dadwaynaha waxaanu leehaya Gurigiina jooga.. Waayo Mudaaharaad haduu dhaco dhimasho, dhaawac iyo xadhiba wuu dhacayaa”

Daawo: ” Waxaan Farayaa Ciidamada Booliska in ay gacan Adag ku qabtaan Cida mudaaharaadka wada ee amniga khalkhalisanaysa Dadwaynaha waxaanu leehaya Gurigiina jooga..