Blog Archives

Daawo: ” May ahayn in la i yidhaa gunno ayuu ku joogaa wasiir Koore … Halkii aan ka mid ahaa ragii aasaasay Somaliland .. Malaha Xisbiga Wadani waxa uu u haystaa cida aan ku abtisan ….” Wasiir Koore

Daawo: ” May ahayn in la i yidhaa gunno ayuu ku joogaa wasiir Koore … Halkii aan ka mid ahaa ragii aasaasay Somaliland

Daawo: Xoghayaha Guude Ee Xisbiga Wadani oo Eedii Wasiir Koore u soo jeediyey Gudoomiye Cabdiraxmaan ka difaacay Sheegayna in Titles been ah ay dawladu ugu yeedho safiiro wadami kale ka ah safiir.

Daawo: Xoghayaha Guude Ee Xisbiga Wadani oo Eedii Wasiir Koore u soo jeediyey Gudoomiye Cabdiraxmaan ka difaacay Sheegayna in Titles been ah ay

Daawo: ” Cashar Nololosha ka mid ah weeyaan Xilku Lakiin markaan mucaaradka ahayn waxaanu odhan jirtay wax walba kun fa yakuun ayaanu ayaanu ka dhigaynaa .. Lakiin Xilku waa waa sidaa Mayerka oo kale oo walaalayaan na nala shaqeeyaan waataa xulku”

Daawo: ” Cashar Nololosha ka mid ah weeyaan Xilku Lakiin markaan mucaaradka ahayn waxaanu odhan jirtay wax walba kun fa yakuun ayaanu ayaanu

Daawo: “Maalin dhawayd waxaan maqlaayay Maayir Mooge oo ka cabanaaya Naqshada oo leh magaaladan lama Hagaajin karo ilaa nashqad dambe loo sameeyo, nashqadu waxay utaalaa Wasaarada hawlaha guud ee adiga kuuma taalo”Wasiir Siciid Sulub

Daawo: “Maalin dhawayd waxaan maqlaayay Maayir Mooge oo ka cabanaaya Naqshada oo leh magaaladan lama Hagaajin karo ilaa nashqad dambe loo sameeyo, nashqadu

Daawo: Qaar ka mid ah cuqaal Beesha Arab ayaa Saluug ka muujiyey saamiga ay ka heleen xukuumada sheegayna iyo jilibka Baha Gobo ay ka saami badan tahay Arab

Daawo: Qaar ka mid ah cuqaal  Beesha Arab ayaa Saluug ka muujiyey saamiga ay ka heleen xukuumada sheegayna iyo jilibka Baha Gobo ay

Daawo: Afar nin oo Sita dhalasho Nayjeeriya ah iyo Hal aan wali la qoonsan se Af soomali ku hadlaaya ayaa lagu qabtay lacag ay hawsheeda ku guda jireen sidii ay u samayn lahaayeen lacagtaa oo aan ahay lacag asli ah .

Daawo: Afar nin oo Sita dhalasho Nayjeeriya ah iyo Hal aan wali la qoonsan se Af soomali ku hadlaaya ayaa lagu qabtay lacag

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Masuulin Ka Kala Socday Shirkadda TMEA, Xafiiska Horumarinta Mashaariicaha Uk Iyo Xafiiska Uk Ay Ku Leedahay Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo kulan la qaatay masuulin ka kala socda xafiiska horumarinta mashaariicaha  Dalka Uk, shirkada Trade Mark

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabiley Madax ka Socotay Bangiga Adduunka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu qaabiley madaxa Bangiga Adduunka Marwo Kristina Svensson oo ay wehelinayso Marwo Kaltuun Xasan oo

Daawo: Wasiirka Arimaha Gudaha Oo wareegto soo saaray uu ku faraayo in Gudoomiyayaasha degmadu ay dabagal ku sameeyaan Mayorada Degmooyinka

Daawo: Wasiirka Arimaha Gudaha Oo wareegto  soo saaray uu ku faraayo in Gudoomiyayaasha degmadu ay dabagal ku sameeyaan Mayorada Degmooyinka  

Daawo: Wasiirka Horumarinta Maaliyada Dr Sacad Cali Shire oo Hor tagay Baarlamaanka si uu wax ka badan iyo Kaabis ugu sameeyo laba Xeer oo ka mid ah maamulida Maaliyada Dalka

Daawo: Wasiirka Horumarinta Maaliyada Dr Sacad Cali Shire oo Hor tagay Baarlamaanka si uu wax ka badan iyo Kaabis ugu sameeyo laba Xeer