Blog Archives

Fadhigii 77aad Ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Lagaga Dooday Odoroska Miisaaniyadaha Sannadaha 2022 ilaa 2024

Fadhigii 77-aad golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenku, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),

Daawo: ” Maxamuud Xaashi Masuuliyad gaar ah oo guusha hanashadiida gaar u leeyahay ma jirt… Marka lama odhan karo guusha iyada ah isagaa kaligii ka dambeeyey ee waa guul raacday isbahasiga” Ismaaciil yareoo ka fal celiyey guushii loo xambaariyey M Xaashi

Daawo: ” Maxamuud Xaashi Masuuliyad gaar ah oo guusha hanashadiida gaar u leeyahay ma jirt… Marka lama odhan karo guusha iyada ah isagaa

Daawo: ” Anagu waxaanu u aragnaa laba xisbi mucaarad oo fadhiid ah oo hogaamiyayaal fadhiid ah hogaaminayaan oo aad akayso halkay dalkii marinayaan”

Daawo: ” Anagu waxaanu u aragnaa laba xisbi mucaarad oo fadhiid ah oo hogaamiyayaal fadhiid ah hogaaminayaan oo aad akayso halkay dalkii marinayaan”

Daawo: Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Guushii ay mucaaradku ka gaadheen Xulashadii Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland

Daawo: Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay Guushii ay mucaaradku ka gaadheen Xulashadii Shir Gudoonka Golaha Wakiilada Somaliland

Daawo: Shir Gudoonka Golaha Wakiilada oo Ay ku kala guulaysteen Gudoomiyaha Golaha Cabdirsaaq Khaliif oo Isbahaysiga Mucaraadaka ah , Kuxigeenka Koowaad Siciid Mire Isbahaysiga Muxaafidka iyo Ka labaadna Cali Xaamud isbahaysiga Mucaaridka

Daawo: Shir Gudoonka Golaha Wakiilada oo Ay ku kala guulaysteen Gudoomiyaha Golaha Cabdirsaaq Khaliif oo Isbahaysiga Mucaraadaka ah , Kuxigeenka Koowaad Siciid Mire

Daawo/Degdeg: Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ee Cusub oo caleemo saaray Cabdirisaaq Khaliif oo ku guulaystay 42 cod.

Guddoonka Golaha Wakiilada Somaliland oo la doortay Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Somaliland kadib tartan adag oo

Daawo:” Madaxwayne 14 kii Xildhibaan ee Subeer Awal 13 ayaad uga Yeedhatay waxaa ka hadhay nin duca qqaba oo ilaahay ka yaabay” Suldaan Cadde Gudde

Daawo:” Madaxwayne 14 kii Xildhibaan ee Subeer Awal 13 ayaad uga Yeedhatay waxaa ka hadhay nin duca qqaba oo ilaahay ka yaabay” Suldaan

Daawo: ” Nimankii Koofiyadaha dheeraa ee sheeganaayey gudida Garxajis… maaha gudi reerku leeyahay ee waa gudi Wadani leeyahay waxaanu cadaynaynaa maanta waxay ku hadlayeen iyo maalintii Gacan libaax waa isku midkii uun” Suldaanka Guud ee Beesha Barxajis Sul Saleebaan oo ay wehelayaan Madaxdhaqameed kale oo u jawaabay Madaxdhaqameed kale oo ka tirsan beeshiisa

Daawo: ” Nimankii Koofiyadaha dheeraa ee sheeganaayey gudida Garxajis… maaha gudi reerku leeyahay ee waa gudi Wadani leeyahay waxaanu cadaynaynaa maanta waxay ku

Daawo: ” Waxa uu yidhi Faysal Cali Waraabe ayaa Wadanka Khalkhal Galinaaya …. Dadkii ayeyn khaati ka taagnayne hadaynu gudaheena is aflagaadayno …” Faysal Cali Waraabe oo u jawaabay Kaahin

Daawo: ” Waxa uu yidhi Faysal Cali Waraabe ayaa Wadanka Khalkhal Galinaaya …. Dadkii ayeyn khaati ka taagnayne hadaynu gudaheena is aflagaadayno …”

Daawo: ” WAxaa siyaasada igu soo celiyey Qarankan Maal iyo Muruqba wuu iga galay markaa anigu oday ayaan ka noqonayaa …” Dr Gaboose iyo soo laba kaclaynatiisa dhinaca siyaasada.

Daawo: ” WAxaa siyaasada igu soo celiyey Qarankan Maal iyo Muruqba wuu iga galay markaa anigu oday ayaan ka noqonayaa …” Dr Gaboose