Blog Archives

Daawo: Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL ee maalintu u hadhsan tahay xilkiisa Oo Soo Dhaweeyey Xeerkii Uu Madaxwaynuhu Soona saaray qaabka ay doorashadu u dhacayso iyo Xiliga ay xildhibaanadu soo xaadirayaan

Daawo: Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL  ee maalintu u hadhsan tahay xilkiisa Oo Soo Dhaweeyey Xeerkii Uu Madaxwaynuhu Soona saaray qaabka ay doorashadu u

Daawo: “Lama Xidhi karo xitaa gurigiisa lama gali karo xildhibaan la soo doortay ilaa isaga fal dambiyeed gacanta kula jira mooyee .. kaliya waxaa la xidhi karaa marka goluhu xasaanada ka qaado waliba golihii may fadhiisan” Guuleed Dalfac

Daawo: “Lama Xidhi karo xitaa gurigiisa lama gali karo xildhibaan la soo doortay ilaa isaga fal dambiyeed gacanta kula jira mooyee .. kaliya

Daawo: ” Aniga markii hore Xisbigaygii ayaa la iga afduubay oo Kulmiye ahaa aniguna musharax ayaan ahaa oo beed ayaan gacmaha ku sitay markii Wadani la iga sharaxayna waan yeelay .. lakiin hadeer Kulmiyahaygii..” Xildhibaan Khadar Guun

Daawo: ” Aniga markii hore Xisbigaygii ayaa la iga afduubay oo Kulmiye ahaa aniguna musharax ayaan ahaa oo beed ayaan gacmaha ku sitay

Daawo: ” Faysal Barigii aan Wadani ahaa waxaanu samaynay Magaca Garxajisiyada la yidhaa Barigaa muu kari jirin oo dhib ayey ku ahayd Se Shalay Saani ayuu ku karay Aad ayaan ugu hambalyeynaya in uu magacii karay” Siciid Sulub

Daawo: ” Faysal Barigii aan Wadani ahaa waxaanu samaynay Magaca Garxajisiyada la yidhaa Barigaa muu kari jirin oo dhib ayey ku ahayd Se

Daawo: ” Faysal Somalialand ayaa u samirtay Oo mar qudha oo waxid ah isagu umuu samrin .. Waakaas Faysal shalay hadlay waxaa uu ka hadlayaan waa ururada la furaayo”

Daawo: ” Faysal Somalialand ayaa u samirtay Oo mar qudha oo waxid ah isagu umuu samrin .. Waakaas Faysal shalay hadlay waxaa uu

Daawo: ” Safaaradu waxay noo sheegeen in uu la joogay oo xitaa xaflado kala qayb galay markuu Hargaysa yimid ayuunbaanu warkan ka maqanay .. Aniga waxa uu noo ahaa xildhibaan kulmiye sida uu sheegay oo waliba Faratoon u codaynaaya walina uu noo yahay”

Daawo: ” Safaaradu waxay noo sheegeen in uu la joogay oo xitaa xaflado kala qayb galay markuu Hargaysa yimid ayuunbaanu warkan ka maqanay

Daawo: ” Labada Gudoomiye ayaa hadeer Hadlay … Waxaan idiin sheegayaa aniguu ku hadlaaya Garabka Ucid Qaydhaanta ay direen ee ay caalamka u direen in ay been tahay.. Qodax baanu wadanaa ee miyaanuu ina Cali waraabe Inaadeerkee ahayn”

Daawo: ” Labada Gudoomiye ayaa hadeer Hadlay … Waxaan idiin sheegayaa aniguu ku hadlaaya Garabka Ucid Qaydhaanta ay direen ee ay caalamka u

Daawo: ” Madaxweynuhu waxa uu doonayaa in uu shaadh u tolo uu isagu leeyahay..Caalamkii ayuu ku yidhi Laba nin oo isku reer ah ayaa i haysta.. Madaxweynuhu Wuxuu far ugu yeedhay xildhibaanadii ay isku reerka ahaayeen oo uu hore ugu diiday in uu ka sharaxo xisbigiisa.. Doorashaduna waxay ku qabsoontay dulqaadka Mucaaradka”

Daawo: ” Madaxweynuhu waxa uu doonayaa in uu shaadh u tolo uu isagu leeyahay..Caalamkii ayuu ku yidhi Laba nin oo isku reer ah

Daawo: ” Madaxweyne Waan kaaga mahad naqayaa in adiga iyo wasiiradaaduba aan nagala soo qayb gasheen ololaha .. Madaxweyne Ka soo qayb galkaagu way diraysaa fariin wayn waxaan filayaa markay maqlaan codkaaga in ay noo soo bataan dadku” Mayor Mooge

Daawo: ” Madaxweyne Waan kaaga mahad naqayaa in adiga iyo wasiiradaaduba aan nagala soo qayb gasheen ololaha .. Madaxweyne Ka soo qayb galkaagu

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Shacabka Caasimadda Hargeysa Kala Qaybgalay Ololaha Nadaafadda

Hargeysa-29-07-2021-(THN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta shacabka Hargeysa kala qaybgalay Olole ballaadhan oo dhinaca nafaafadda ah, kaas oo laga hirgeliyey