Blog Archives

Daawo: Musharax Xildhibaan Cabdirisaaq Khaliif oo Xisbiyada Mucaaradku u sharaxeen in uu u tartamo gudoomiyaha Golaha wakiilada oo ka waramaaya hankiisa iyo waxqabadyadiisii kala duwanaa

Daawo: Musharax Xildhibaan Cabdirisaaq Khaliif oo Xisbiyada Mucaaradku u sharaxeen in uu u tartamo gudoomiyaha Golaha wakiilada oo ka waramaaya hankiisa iyo waxqabadyadiisii

Daawo: Wasiirada xukuumada kulmiye oo xildhibaanadoodii hadhimo sharafeed isdaba joog ah u sameeyey

Daawo:  Wasiirada xukuumada kulmiye oo xildhibaanadoodii hadhimo sharafeed isdaba joog ah u sameeyey

Daawo: Maayir Cabdikariin Axmed Mooge oo Sheegay Khamiista in ay tahay maalinta loo asteeyey maalinta nadiifinta caasimada taas oo ololuhu ka dhicidoono 8 degmo

Daawo: Maayir Cabdikariin Axmed Mooge oo Sheegay Khamiista in ay tahay maalinta loo asteeyey maalinta nadiifinta caasimada taas oo ololuhu ka dhicidoono 8

dhame DAawo/Degdeg: Xisbiga Wadani oo sheegay in Shaybaadhkii Cusbataalka wayn ee magaalada Ceerigaabo loo iib geeyey magaalada Garoowe ee Puntland

DAawo/Degdeg: Xisbiga Wadani oo sheegay in Shaybaadhkii Cusbataalka wayn ee  magaalada Ceerigaabo loo iib geeyey magaalada Garoowe ee Puntland

Daawo: Maanta oo la sheeciyey Heerka dambiyada gobolada Somaliland gaar ahaa ka maandooriyaha iyo gobolada ugu badan ee laga diiwaan galiyey dambiyadaasi

Daawo: Maanta oo la sheeciyey Heerka dambiyada gobolada Somaliland gaar ahaa ka maandooriyaha iyo gobolada ugu badan ee laga diiwaan galiyey dambiyadaasi

Daawo: ” Qoladan Bariga ka timid May ogayn xidhiidhka Qotoda dheer ee naga dhexeeya reer Booramoo meel dambe ayey hadalka iga galiyeen.. Xasan Gobolkan aad la xididayna caawa oo dhan ayaan wadilahaa amaantoodee meesha la i dhigay iyo xilgaan ii saamaxayn” Mayor Mooge

Daawo: ” Qoladan Bariga ka timid May ogayn xidhiidhka Qotoda dheer ee naga dhexeeya  aniga iyo reer Booramoo meel dambe ayey hadalka iga

Daawo: “Anigu arintaa ducada ee Xildhibaan Barkhad sheegay maan joogin meshaba culimadana in laga been sheegaa ma fiicna .. Labada Nin ee tartamaaya midna wanaagiisa waan maqlay midna waan arkay. Cabdirisaaq Khaliif Waan maqlay wanaagiisa .. Faratoona waan arkay oon ogahay in uu yahay nin qiimo leh oon wada shaqaynay”

Daawo: “Anigu arintaa ducada ee Xildhibaan Barkhad sheegay maan joogin meshaba culimadana in laga been sheegaa ma fiicna .. Labada Nin ee tartamaaya

Daawo: ” Garaadku Wuxuu Nasiib Yeeshay in Hooyadii & Abtiyaashiiba Xafladiisa Caleemosaarka Joogaan Ee Dhubahantoow ha u baqina waanu idinla dhisaynaaye” Suldaan Cadagude

Daawo: ” Meesha Ab iyo Abti waa la isugu yimid lakiin in aan sheego ayaan doonayaa Garaadka waxaa dhashay Inan bahar yoonis ah

Daawo: ” Garaad Waanu kuu Ducaynaynaa waxaanaan ilaahay kaaga baryeynaa in aad noqoto garaadkii bari iyo galbeedba garabkaagana waanu taaganayn waxaad hiil iyo gooba nooga baahato” Suldaan Daauud Sul Maxamed Sul Cabdiqaadir

Daawo: ” Garaad Waanu kuu Ducaynaynaa waxaanaan ilaahay kaaga baryeynaa in aad noqoto garaadkii bari iyo galbeedba garabkaagana waanu taaganayn waxaad hiil iyo

Daawo: Garaad JaamacOo ka dareen celiyey Hadalkii Suldaan Cadagude ” Aniga waxaa la igu yidhi Awow yaashaa ka yara dhin Garaad Mukhtaana waad ogaydeenoo Abtiyaashu way na wareeriyeen Adna waanu ku aragnaa Arinta Garaadada Dambe waanu ka tashanaynaa oo abtiyaasha waanu eegaynaa Meel aanaanu filaynin ayaa nalaga soo galaye”

Daawo: Garaad JaamacOo ka dareen celiyey Hadalkii Suldaan Cadagude ” Aniga waxaa la igu yidhi Awow yaashaa ka yara dhin Garaad Mukhtaana waad