Blog Archives

Daawo: Magaalada Dase ee gobolka Walo ee Deegaanka Amxaarada ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay cutubyadii Ciidanka Xoogga Gaarka Ah ee u baxay hawl-galka ka dhanka ah kooxda TPLF.

Daawo: Magaalada Dase ee gobolka Walo ee Deegaanka Amxaarada ayaa si diirran loogu soo dhaweeyay cutubyadii Ciidanka Xoogga Gaarka Ah ee u baxay

Daawo: Gudoomiye Ciro iyo raxan xildhibaano ah oo booqday qoyskii gabadhooda dhawaan lagu kufsaday dabadeedna lagu dilay magaalada Hargaysa

Daawo: Gudoomiye Ciro iyo raxan xildhibaano ah oo booqday qoyskii gabadhooda dhawaan lagu kufsaday dabadeedna lagu dilay magaalada Hargaysa

Daawo: ” Arimaha Somaliland meel fiican ayey ii marayaan wada tashiyo ayaa wadaa waan ku guda jiraa Anigaana la ii xilsaaray”

Daawo: ” Arimaha Somaliland meel fiican ayey ii marayaan wada tashiyo ayaa wadaa waan ku guda jiraa Anigaana la ii xilsaaray”

Daawo: ” Wataa Mayor Cabdikariim Axmed Mooge Oo maanta aynu arkayno dhaqdhaqaaqa uu sameeyey dooxii Hargaysa ee lagu shir jiray ee taariikhda lahaa in ayaamo yar gudahood uu ku nadiifiyey iyadoo ay ku guulaysan waayeen mayorkii hore iyo Madaxweynuhu”

Daawo: ” Wataa Mayor Cabdikariim Axmed Mooge Oo maanta aynu arkayno dhaqdhaqaaqa uu sameeyey dooxii Hargaysa ee lagu shir jiray ee taariikhda lahaa

Daawo: Dawlada Hoose ee Hargaysa Oo Qodobo ka soo saartay Bilicda iyo nadaafada Caasimada sidoo kalena fartay in magaalada la xidho 2 habeenimo si loo guro inta ka hadhay waabariga xashiishka yaala

Daawo: Dawlada Hoose ee Hargaysa Oo Qodobo ka soo saartay Bilicda iyo nadaafada Caasimada sidoo kalena fartay in magaalada la xidho 2 habeenimo

Daawo: Qaar ka mid ah xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ee wali aan la dhaarin oo booqday ehelada gabadh la kufsaday kadibna la dilay.

Daawo: Qaar ka mid ah xildhibaano ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ee wali aan la dhaarin oo booqday ehelada gabadh la kufsaday kadibna

Madaxweynaha Somaliland Oo Ooda ka qaaday Maxaabiiskii jeelka ku jiray ee lagu haytay dambiyada fudfudud.

CAFIS MADAXWEYNE: 19/07/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-697/072021, uu Cafis Guud u fidiyey

Daawo: ” Adeer Ha odhan wuu dhacay anigu waxaan u tari karaa taageeradayda xubinimadayda mida kale fartuunbaanaan taagayne .. 11 xildhibaan oo Ucid ah ayaa jooga 3 kalena iminkaanu Ucid kaga soo daraynaa” Xildhbaan Ramaax

Daawo: ” Adeer Ha odhan wuu dhacay anigu waxaan u tari karaa taageeradayda xubinimadayda mida kale fartuunbaanaan taagayne .. 11 xildhibaan oo Ucid

Daawo: Xildhibaano Door ah + Xildhibaanadii Dhacay ee Ucid Oo la midoobay Xisbiga Kulmiye Kuna Heshiiyey Kulmiye oo Gudoomiyaha Wakiilada Qaata iyo Ucid oo labada Kuxigeen Qaata

Daawo: Xildhibaano Door ah + Xildhibaanadii Dhacay ee Ucid Oo la midoobay Xisbiga Kulmiye Kuna Heshiiyey Kulmiye oo Gudoomiyaha Wakiilada Qaata iyo Ucid

Daawo:“Shir waynihii Anig iyo faysal nalagu doortay ayuunbaa la igaga qaadi karaa… Faysal ragan uu u doortay shir gudoonka aniga ayaa kaga xaqbadan oo tacab xisbiga galiyey”

Daawo:“Shir waynihii Anig iyo faysal nalagu doortay ayuunbaa la igaga qaadi karaa… Faysal ragan uu u doortay shir gudoonka aniga ayaa kaga xaqbadan