Blog Archives

Daawo: Wufuud Badan ayaa ku sii Qulqulaaya Hawasa Waxaa hadeerna gaadhay Afahyeenka Baalamaanka Ethiopia Md Aadan Faarax

Afhayeenka Golaha Fadareeshinka Dalka Mudane Aadan Faarax ibraahim Ayaa Gaadhay Magaalada Hawaasa Ee Deegaanka Sidhaama. Afhayeenka ayaa Ka Qayb Galidoona Munaasabada Daah-furka Deegaanka

Daawo: Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka

Muqdisho, Febaraayo 21, 2021: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee ku

Daawo: ” Hargaysa waxaa isugu Tagay Reer Somaliland oo Dhan oo laguma Nasan karo hadeer .. Markaa waxaa loo baahan yahay in dadka laga soo celiyo Si taas loo helo waa in magaalooyinka oo dhami Isku mar dhaqaaqaan oo laga helo adeegyada yaala Hargaysa oo kale Goobtanina waxay horseed u tahay in reer Togadher ay soo celiso” Musharax Cabdikariim Axmed Mooge

Daawo: ” Hargaysa waxaa isugu Tagay Reer Somaliland oo Dhan oo laguma Nasan karo hadeer .. Markaa waxaa loo baahan yahay in dadka

Daawo: Wafti balaadhan oo Ka Socda Deegaanka Soomaalida Ayaa Gaadhay Magaalada Hawaasa Si ay uga Qaybgalaan Munaasabada Daah-furka Deegaanka Cusub Ee Sidhaama.

Wafti balaadhan oo Ka Socda Deegaanka Soomaalida Ayaa Gaadhay Magaalada Hawaasa Si ay uga Qaybgalaan Munaasabada Daah-furka Deegaanka Cusub Ee Sidhaama. Waftigan oo

Daawo: Muuse Biixi Oo ku Booqday Gurigiisa Siina Qaaday Madaxweynihii hore Ee Somaliland Md Axmed Maxamed Siiraanyo Taas oo uu ku sii sagootiyey Madaaarka Hargaysa

Daawo: Muuse Biixi Oo ku Booqday Gurigiisa Siina Qaaday Madaxweynihii hore Ee Somaliland Md Axmed Maxamed Siiraanyo Taas oo uu ku sii sagootiyey

Daawo: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Xadhigga Ka Jaray Dhisme Laba Dabaq Ah Oo Loo Bineeyey Wasaaradda Horumarinta Beeraha

Hargeysa-21-02-2021-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xadhigga uga jaray dhisme laba dabaq ka kooban oo loo bineeyey

Daawo: ” Anigu Kulmiyaan ahay , Markii ka horaysayna Wadani ayaan galay , Waxaa iigu horeeyey Xisbigii Udub.. Dee markii uu Xisbigaygii iiga baaba´ay da ayaa i tidhi kolba xisbi gal … Xisbiyadana uma arko in ay xisbiyo yihiin waxaa dhaami lahayd inagoo Qabayaaladii caadiga ahayd ku dhaqana oo waxaynu ka raysan lahayn duubkan badan” Wasiir Siciid Sulub

Daawo: ” Anigu Kulmiyaan ahay , Markii ka horaysayna Wadani ayaan galay , Waxaa iigu horeeyey Xisbigii Udub.. Dee markii uu Xisbigaygii iiga

Daawo: Wasiirka Dubbe Oo Warsaxaafadeed ku sheegay in Lagu soo hambalyeeyey sida uu sheegay Kala firdhintii Maleeshiyaadkii Taabacsanaa Mucaaridkooda.. Jawaab kululna ka bixiyey Warqadii Imaaraadka + Saxaafada oo Suaalo la boobtay.

Daawo: Wasiirka Dubbe Oo Warsaxaafadeed ku sheegay in Lagu soo hambalyeeyey sida uu sheegay Kala firdhintii Maleeshiyaadkii Taabacsanaa Mucaaridkooda.. Jawaab kululna ka bixiyey

Daawo: ” Shan Qodob ayey igu xidheen Beesha Qaasim Isaxaaq markii golaha wakiilada la ii xulaayey.. Waxaanaan idhi gudidii xulaysay shantii qodob ee aad igu xidheen kuwana ku xidha .. Caawana halkan Xilo Wareejin ayaan u imid” Xildhibaan Xoog

Daawo: ” Shan Qodob ayey igu xidheen Beesha Qaasim Isaxaaq markii golaha wakiilada la ii xulaayey.. Waxaanaan idhi gudidii xulaysay shantii qodob ee

Daawo: ” Somaliland Wax inoo Qabsnoomay ma jiraan Marka laga yimaado Nabadaas oo Ilmaadeeraday ogolaadeen … Dalka shan Madaxweyne ayaa soo mar Oo Kii Reer Hargaysa ayaa ugu liita waa kan maanta Haystee” Faysal Cali Waraabe iyo Baantii Abtiyaashii

Daawo: ” Somaliland Wax inoo Qabsnoomay ma jiraan Marka laga yimaado Nabadaas oo Ilmaadeeraday ogolaadeen … Dalka shan Madaxweyne ayaa soo mar Oo