Blog Archives

Daawo: ” Wiigaa ninkii xildhibaan keenilaa iyo kii laga adkaan lahaaba aynu iska ag joogjoogna anigu waan tarwadhay oo halkaygaan iska joogaye weegaa ku soo dhameeya” Saleebaan oo faxay golaha todobaad

Daawo: ” Wiigaa ninkii xildhibaan keenilaa iyo kii laga adkaan lahaaba aynu iska ag joogjoogna anigu waan tarwadhay oo halkaygaan iska joogaye weegaa

Daawo: Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Wadani Md Afgaab oo Ku Dhawaaqay Mudada Uu Qabsoomayo Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Wadani. Farayna Xubnaha in ay soo dedaalaan.

Daawo: Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Wadani Md Afgaab oo Ku Dhawaaqay Mudada Uu Qabsoomayo Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Wadani. Farayna Xubnaha

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qayb-galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

Hargeysa-13-02-2021-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo badhtamaha caasimadda Hargeysa loogu sameeyey suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo

Degdeg: Waxaa Hadeer La Caleemo Saaray Suldaanka Badali Doona AHN Sul Maxamed Sul Cabdi Qaadir Kaas oo loo Caleemo Saaray Wiilkiisii Daauud Oo Noqonaya Sul Daaud Sul Maxamed Sul Cabdiqaadir.

Degdeg: Waxaa Hadeer La Caleemo Saaray Suldaanka Badali Doona AHN Sul Maxamed Sul Cabdi Qaadir Kaas oo loo Caleemo Saaray Wiilkiisii Daauud Oo

Dhamaan Maamulka Iyo Wariyayaasha Warbaahinta Togaherer Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii iyo Dhamaan Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Ee uu Ka Geeriyooday Alleh ha u naxariistee Marxuun Suldaan Maxamed Sul Cabdiqaadir Oo Maanta ku Geeriyooday Hargaysa

Bahda Warbaahinta Togaherer Waxay Tacsi Tiiraanyo leh u diraysaa Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii iyo Dhamaan Qaranka Dadka Afka Somaliga ku hadla Ee uu

Tacsi: Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Shacabka Somaliland ka tacsiyeeyey Geerida Ku timid Alleh ha u naxariistee Sul Maxamed Sul Cabdi Qaadir

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah

SABABAHA AY SOOMAALIYI DAWLAD U NOQON LA’DAHAY LANA DAGI WAYDAY ?

1- Dawladii military ee arxanka darnayd dadkii dadka laynayey oo dhami maanta waa wada siyaasi, madax iyo dad la maamuuso oo cidi isma

Daawo: Xildhibaan Dayib Xasan oo Wasiirka Macdanta ugu Baaqay inu Caddeeyo Wuxu kula Heshiiyay Shirkada laydhka ee Berbera oo Imaaraadku hirgalinayeen

Daawo: Xildhibaan Dayib Xasan oo Wasiirka Macdanta ugu Baaqay inu Caddeeyo Wuxu kula Heshiiyay Shirkada laydhka ee Berbera oo Imaaraadku hirgalinayeen

Daawo: Dawlada Fedelka Somaliya oo Shaacisay in Dawlada Kenya markii Afraad ay codsatay in dib loo dhigo dacwadii badda ee ka dhaxay labada dal taas oo Maxakamada Heeg ku taala ay caday in Somaliya ay diyaar tahay

Daawo: Dawlada Fedelka Somaliya oo Shaacisay in Dawlada Kenya markii Afraad ay codsatay in dib loo dhigo dacwadii badda ee ka dhaxay labada

Daawo: Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid oo ka hadlay Musharixiintii Ay madaxweynaha isku Reerka ahaayeen ee la xidhxidhay Fariinta Madaxweynaha u diray

Daawo: Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid oo ka hadlay Musharixiintii Ay madaxweynaha isku Reerka ahaayeen ee la xidhxidhay Fariinta Madaxweynaha u diray