Blog Archives

Geeddi-Socodka Hannaanka Somaaliland, Xaggee Hayaanku Foolka Ku Hayaa? Qaybta 4aad, Waa Maxay Shuruudaha Qaanuunka Caalamka ee Looga Baahan Yahay Dal Madax-bannaan? Qalinkii Xassan Cumar Hoorri

Muddo 27 sannadood ah, Somaaliland waxaa ay geed sare iyo geed gaaban u kortay sidii loo xaqiijin lahaa hiigsiga shacabka ee ku suntan

Doorashada Somaliland Dunidu Way Ku Diirsatay Laakiin Shacbka Way Kala Dishay,

13 Bisha November 2017 Somaliland Waxay U Dareertay Sidii Ay U Calman Lahaayeen,Madaxweyne Cusub Oo Sinaan Iyo Cadaalad Ku Hogaamiya Bulsha Weynta Somaliland,Maadama

Khilaaf Curdan-dhadhiyey Shaqadii Dawladda Hoose Ee Burco Oo Xaraaradiisu Xidigaha U Baxdey Iyo Bulshada Burco Oo Madaxweynaha La Doortay U Soo Jeediyey In La Kala Dirro

Khilaaf saldhigan la ayaa ka dhex aloosan xildhibaanada golaha deegaanka degmada burco khilaafkan oo labadii caano maal ee u dambeeyey xidigaha u baxay

Daawo :“Heshiiska Somaliland Iyo Khaatumo Heshiis Maaha ..,” Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan .

“Heshiiska Somaliland Iyo Khaatumo Heshiis Maaha ..,” Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan .     Hoos Ka Daawo Muuqaalka .    

Sawiro :Guriga Wasiir Maxamuud Xaashi Ee Hargaysa Oo Dab Qabsaday .

Waxaa dab-qabsaday guriga uu magaalada Hargeysa ku leeyahay Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi kaas oo ku yaala xaafada Shacabka ee magaalada

Gudaha Ka Eeg :Gudoomiyihii Kooxda Xidigaha Geeska Oo Xilkii Laga Qaaday .

War saxaafadeed Maanta oo ay bishu tahay 03 12 2017 shir ay isagu yimaadeen gudida fulinta ee kooxda Xiddigaha Geeska iyo xubnaha kooxdu

Madaxweynaha cusub ee Somaliland iyo Rejooyinka Shacabku Qabaan

“Doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee uu jagada Madaxweynaha ku guulaystay Mudane Muuse Biixi waxay ahayd mid muhiim u ah dadka reer Somaliland, ujeeddaduna may

Gudaha Ka Eeg :Madaxweynaha la Doortay oo Kulan La Qaatay Mudanayaal Baarlamaanka Midowga Yurub Ka Tirsan oo u Ololeeya Qaddiyadda Somaliland

Madaxweynaha cusub ee dhawaan shacabka reer Somaliland doortay Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la qaatay wefti ka socda Baarlamaanka Midowga Yurub,  kuwaas

Uf Anaa Leh Qabyaalad…Q.3aad

  Md.Madaxweyne Muse,Md.kuxigeen Saylaci Rabi haydinku asturo, Hana idiin fududeeyo ammaanada ummada JSL idiin dhiibtay.   Ma yara talooyinka dhegahiina ku qul-qulaya,waxaana keenay

Maxa laga baran kara ololihii doorashadda 2017-ka iyo Sababa u fududeeyey inuu KULMIYE Guulaysto Barkhad-ladiif M. Cumar

Inkastoo doorashooyin dhawr ahi ka dhaceen Somaliland, oo inta doorashaba aan codeeyey, haseyeeshee doorashadan way ka duwanayd kuwii hore waxaana tartamayey musharaxiin siman,