Blog Archives

XISBIGA WADANI DOOR AAD U WEYN AYUU KU YEELAN KARAA MIDAYNTA SHACABKA SOMALILAND W/Q : Cumar Axmed Cali

Inkastoo  md  C/raxmaan ciro aqbalay in lagaga guulaystay tartankii loo galay  kursiga ugu sareeya Dalka, islamarkaana uu sheegay in uu u tanaasulay  danta

Daawo :Ku Xigeenka Garyaqaanka Guud Ee Somaliland Oo Si Cilmiyaysan Uga Hadlay Waxyaabaha Laga Filayo Madaxweynaha Cusub Iyo Caqabadaha Horyaalla .

Ku Xigeenka Garyaqaanka Guud Ee Somaliland Gar-yaqaan Xuseen Balal Oo Si Cilmiyaysan Uga Hadlay Waxyaabaha Laga Filayo Madaxweynaha Cusub Iyo Caqabadaha Horyaalla .

Gudaha Ka Eeg:Taageerayaasha Dhalinyarada Hiigsi Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Dhalinyarada Dhigooda Ah Ee Xisbiyada Mucaaradka

ururka taagerayaasha Hiigsi ee xisbiga kumiye ayaa habeenkii xalay ahaa casho sharaf ay ugu talagaleen dhigooda dhalinyaradii xisbiyada mucaaradka soomaliland ugu sameeyey hotel

Sheeko Gaaban : Qadar Lama Filaan Ku Yimid & Qisadii Marxuunka Ee Labada Nin Ku Dhagaroobeen ? Qalinkii Suxufi Cabdiwali Cali Ismaaciil

Nin Meherad ku haystay  Mid ka mida  Tuulooyinka Deegaanadda Miyiga ee Somaliland, ayaa Goor Subaxnimo ah Sidii Caada u ahayd waxa uu furay

Talo ku socota Madaxweynaha Cusub Mudane Muse Biixi

Mudane madaxweyne ama madaxweyne somaliland baad noqon ama madaxweyne beeleed. Waxay dhamaqan dadweynaha reer somaliland indha ku hayaan dawladada sida aad usoo dhisto,

Daawo :Xildhibaan Jaamac Riyo Oo Maanso Dardaaran U Tiriyay Madaxweynaha Cusub Ee La Doortay .

Xildhibaan Jaamac Riyo Oo Maanso Dardaaran U Tiriyay Madaxweynaha Cusub Ee La Doortay .     Hoos Ka Daawo Muuqaalka .    

Gudaha Ka Eeg :Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Oo Loo Dallacsiiyay Darajada Sarreeye Gaas

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa taliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Somaliland Cabdillaahi Fadal Iimaan dallacsiiyay, Taliyaha oo hore u ahaa

DAWLADA SOMALILAND WAXAY KA KASBATAY SHACABKA SOOMAALIYEED KALSOONI BUUXDA RAJADIINA WAY SOO CELISAY.

Dagaalada sokeeye ee dalka soomaaliyeed ka dhacay iyo burburkii dawlada dhexe ee soomaaliyeed 1991 dii,waxay keentay dhibaato dhan walba leh.Haday noqon lahayd dhan

Somaliland Dawlad Tiro Yar OO Tayo Leh SHardi baa Ka Horeya Shacabow Kala Doorta Labada Arimood Qalinki Y Dhamac Xasan Hargeysa

Dawlad Tiro Yar OO Tayo Leh Shardi Baa Ka Horeeya Yaa Damaanad Qaadaya Odayaashii  Shirka jaraaid qaban jirey oo odhan jirey Hadaanu beel

Daawo :Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Rasmiga Ah Ee Doorashadii Madaxtooyada Somaliland .

Daawo :Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Rasmiga Ah Ee Doorashadii Madaxtooyada Somaliland .