Blog Archives

Gudaha Ka Eeg : Faahfaahin Ku Saabsan Marxuum Isku Daldalay Magaalada Berbera .

Alle ha u naxariiste Maxamed Ibraahim Daauud( Riyaale ) oo kamid ahaa shaqaalaha shirkadda dhismaha ee Barre Construction Xafiiska Berbera ayaa la arkay

Gudaha Ka Eeg :Garabka Dhallinyarada Xisbiga KULMIYE oo u Debaaldegtay Sanad-guurada Koowaad ee Aasaaskooda .

Dhallinyarada u heellan xisbiga KULMIYE oo ay ku midaysan yihiin kumanaan kamid ah taageerayaasha firfircoon ee xisbiga KULMIYE, ayaa u debaaldegay sanad-guurada koowaad

Gudaha Ka Eeg :Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Haween-Waynaha Degmada Axmed Dhagax Iyo Gobolka Hawd .

Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta hadhimo-sharafeed ku maamuusay Haween-waynaha Degmada Axmed Dhagax iyo Gobolka Hawd Ee

Ogaysiis : Bandhig-Faneed Noociisu Cusubyahay, Lana Magac Baxay ” La Cawee Libaaxa” Oo Fanaaniinta Xidigaha Geesku Hargaysa Kuugu Qabanayaan.

Show-gan ayaa Kooxda Xidigaha Geesku kuugu qabanayaan Hudheelka Beerta Libaaxa New Hargaysa Ee Hargaysa .  

Dadkoo dhanba waxay rabaan inay dawlada wax la mAamulaan By : Hamse Riiraash .

  Aduunyada ilbaxda ahi way kala jihaysanyihiin,qaarbaana ku jihaysan siyaasad,inbaa ku shuqul leh arimaha kale ee  bulsheed,Waana siday had iyo jeer ay ku

Ma wax baa lacunayaa, mise waynu shakisanahay?

Marka la eego liiska waddamada ugusita musuqmaasuqaadduunyada eeuuUrurka Transparency International soo saaray sannadkii 2016, waxa rekodhka ugusita wadanka jaarkaaynunahayeewalaaleheen-Soomaaliya. Waxa kuxigawaddankaKoonfurtaSuudaaniyana waxa kusiixigaWaddankaWaqooyigaKuuriya. Nasiibwanaag

Ragga haatuf ka soo diroow(Ismail yar iyo Abiib) By : Xuseen Badmaax

Ragga haatuf-ka soo diroow hoorsada waxaad hoorsateen baan soo hurgayaaye Heeryada raggaan saaraayay… miyaa haatuf soo diray Hogaankii niman kaan u hibeeyay… miyaa

KHaladaadka Gaadiidka Wadanka W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid Axmed

guud ahaan wadanka jamuhuryada somaliland  waxa xaawli ku socoda korodhka gaadiidka kawaas oo sideetan kun (80,000) kor u dhaafay waayadii u dambaysay  isla

Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Tacsi Diray .

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE 01 August 2017 TACSI GUDDOOMIYE   IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN   Guddoomiyaha xisbiga Midnimada

Somaliland 27 Sano Oo Ay Jirtay, Waxa Sadexdii Sano Ee U Dambeeyey Xukuumadu Albaabada U Laabtay Afar Wargeys Iyo Shan Website By. Axmed Cali Cige

Somaliland waxay beesha caalamka tusaysay madaxbanaani 27-kii sano ee u dambeeyey, iyadoo samaysatay hanaan dawladeed, dastuur iyo qawaaniin u gaar ah oo lagu