Blog Archives

Daawo :“ Anigu Dawladda Ma Taaagero, Ee Xisbiga WADDANI Ayaa Dawladda Ku Jira Oo Ka Mid Ah, Anigu Waxaan Taageeraa Qaranka, Kala Saara Taageerada Dawladda Iyo Ta Qaranka ..,” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

“ Anigu Dawladda Ma Taaagero, Ee Xisbiga WADDANI Ayaa Dawladda Ku Jira Oo Ka Mid Ah, Anigu Waxaan Taageeraa Qaranka, Kala Saara Taageerada

Gudaha Ka Eeg :Af-Hayeenka Ururka Barkhadle Oo Bogaadiyay Guddida Kaambeenka Ee Xisbiga Kulmiye U Magacaabay Gobolka Maroodijeex .

Af-hayeenka Ururka Barkhadle Maxamed Suudi ayaa Bogaadiyay Guddida Kambeenka Ee Xisbiga KULMIYE u magacaabay Gobolka Maroodijeex . Waxaanu Af-hayeenku sheegay in Xubnaha iyo

Gudaha Ka Eeg :Wasaaradda Duulista Oo Ka Hadashay Laba Ka Mida Hawl-Wadeennada Madaarka Oo Shaqadii Laga Joojiyay .

Waxaan halkan kaga jawaabaynaa warar been abuur ah oo ay baahiyeen warbaahinta qaarkeed, kaas oo ku saabsanaa in laba shaqaale ah oo ka

Guddoomiyaha KULMIYE oo Farriin u Diray Ardayda u Fadhiisanaysa Imtixaanada Shahaadiga ah ee Fasallada Afraad iyo Siddeedaad .

Guddoomiyaha xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa farriin u diray ardayda sanad-dugsiyeedka 2016-2017-ka ka

doorka Barnaamijka Xisbiga WADDANI ee xaqiijinta kobaca dhaqaalaha iyo shaqo abuurka

Xisbiga Waddani, mar walba isaga oo ka duulaya daryeelidda iyo ilaalinta dareenka waddaniyadeed ee dhallinyarada, wuxu si mug leh u dhalliilayaa qorshe la’aanta

Gudaha Ka Eeg :Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Qaarka Mid Ah Xubanah Golaha Wasiiradda Somaliland Oo Muddooyinkii U Danbeeyey Hawlsho Shaqo U Jooga Imaaraadka Iyo Sucuudiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo oo ku guda jira safarkiisi nasashada ahaa ee uu ku joogay Imaaraadka Carabta ayaa maanta oo

Gudaha Ka Eeg :Bulshada Ku Dhaqan Degmada Axmed Dhagax Oo Xaflad Soo Dhawayn Iyo Taageero Ah U Sameeyay Xog-Hayaha Guud Ee Xisbigaasi Ee Dhawaan La Magacaabay + Sawiro

  Bulshada Iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID Ee Degmada Axmed Dhagax Ee Hargasya ayaa maanta xaflad balaadhan oo soo dhawayn ah u sameeyay Xog-hayaha

Daawo :“ Waxaynu U Baahanahay Koox Madax banaan Oo Dalkan Badbaadisa” Sheekh Adam-siira

“ Waxaynu U Baahanahay Koox Madax banaan Oo Dalkan Badbaadisa” Sheekh Adam-siira      

Mustashar Axmed Carwo Oo Tacsi Diray

NAA LILAA WA INAA ILEYHI RAAJACUUN. Waxaan tacsi u dirayaa, xaaska, ubadka, ehelka, asxaabta iyo qaraabada, gaar ahaa xaaskiisa iyo ubadkiisa Hargeysa degan,

WAA KUMA CAQIL MAXAMED CAWED FAARAX qalin maal xamse maxamuud xiddig

Caqliga taamka ah cadaalad wanaag cisiga iyo sharafta caruur iyo cirooleba ka marag kacayaan iyo caaqilaynta lagu caano maalay waa calaamad uu ku