Blog Archives

“Difaaca Qaranka nagu doorta, Anaguna Soddohaha ma cayno. Intaan siidhi afuufo idin odhan maayo Dhiigiina ii hura ee Qarankaad u huraysaan.” Madaxweyne Muuse Biixi.

“Waxaan Marag Ka Ahay Inaan Burco U Sheego Nimanka Meelahan Wareegayey Wixii Ay Shubayeen Inaan Waxba Ka Jirin”Ina Muraad

Musharax Ciro oo qaatay Kaadhka Golaha Dhexe ee Xisbiga Wadani kaasi oo dhawaan xisbigu qabsan doono Shirka Golaha Dhexe

.Degdeg Gollaha wakiilada Somaliland Ayaa diiday xilka qaadista Xildhibaan Maxamed Abiib

Degdeg Gollaha wakiilada Somaliland Ayaa diiday xilka qaadista Xildhibaan Maxamed Abiib waxa Ogolaaday in laga qaado xilka 3 xubnood waxa diiday 51 waxa

Dawladda Hoose ee Hargaysa iyo Dawladda Tiawan ayaa maanta kala sexeexday iskaashiga heshiishka dhismaha Waddada madaarka Hargaysa oo ah waddo muraayad u ah Caasimadda Hargaysa.

Dawladda Hoose ee Hargaysa iyo Dawladda Tiawan ayaa maanta kala sexeexday iskaashiga heshiishka dhismaha Waddada madaarka Hargaysa oo ah waddo muraayad u ah

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing

Madaxweynaha  Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Beijing ee caasimadda dalka Shiinaha, halkaasi oo uu kaga qeyb

Madaxwayne Biixi oo lagu soo dhaweeyay Degmada Boon ee Gobolka Salal.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka oo war ka soo saaray xadhiga xildhibaan Maxamed Abiib.

Xadhiga Maxamed Abiib waa cadho ka dhalatay SNM ma jecli, ee muu odhan Somaliland ma jecli

“Xadhiga Maxamed Abiib waa cadho ka dhalatay SNM ma jecli, ee muu odhan Somaliland ma jecli.”   Xildhibaan Axmed khaliif Jaamac Saalax ayaa

Xildhibaan Maxamed Abiib, madaxwaynuhu xil kama qaadi karro, gudoomiyaha maxkamaduna xil Kama qaadi karro

“Xildhibaan Maxamed Abiib, madaxwaynuhu xil kama qaadi karro, gudoomiyaha maxkamaduna xil Kama qaadi karro, waxaan leeyahay si shuruud la,aana haloo sii daayo.